- Title: [SW News] (Xiddigta Banaadir) Warar sheegaya in sh-irweynihii Soomaaliyeed ee la fil-ayay inuu
shalay ka furmo magaa-lada Carta ee dalka Jabuuti oo dib u dhac ku yimid
- From: []
- Date: [7 June 2000]
Jabuuti: [Xiddigta Banaadir]
Warar sheegaya in sh-irweynihii Soomaaliyeed
ee la fil-ayay inuu shalay ka furmo magaa-lada Carta ee dalka Jabuuti oo dib u dhac ku
yimid
Wararka naga soo gaaraya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in sh-irweynihii
Soomaaliyeed ee la fil-ayay inuu shalay ka furmo magaa-lada Carta dib u dhac ku yimid,
iyadoo aysan dowladda Jabuuti sh-eegin xilli kale oo la qabanayo. Warar soo baxay ayaa she-egaya in la gaarsiiyay guddiga qab-anqaabada ee Jabuuti codsi
la xiri-ira in shirkaas dib loo dhigo inta laga gaarayo 15-ka bishan, iyadoo lagu
mashquulsan yahay xulitaa-nka ergooyinka shirkaasi.
Dowladda Jabuuti oo aan wax jawaab ah ka bixin codsigaas ayaa hadana shirka dib u dhac
ku yimid waxaana la filayaa in xilli kale loo qabto shirkaasi marka ay shiraan guddiga
qabanqaabada reer Jabuuti ee uu madaxda u yahay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Jabuuti Cali
Cabdi Faarax iyo Madaxweynaha
[ News] |