- Title: [SW Country] (kaaha
bari) ASCAARTA XABKAHA, MEYDIGA, BEEYADA, DHEGAHA LIBAAXA IYO HILIBKA
LIBAAXA
- From:[]
- Date :[11 June 2000]
ASCAARTA XABKAHA, MEYDIGA, BEEYADA, DHEGAHA
LIBAAXA IYO HILIBKA LIBAAXA
Qiimaha uu suuqa bosaso ka joogo 1kg xabkaha kala ah :
Maydi
1-maydiga aan safaysnayn 1kg sh.so. 50.000/=
2-mushaat safaysan sh.so. 120.000/=
3-Fas kabiir
sh.so.
70.000/=
4-Fas saqiir
sh.so.
45.000/=
Beeyada Cad
sh.so.1kg
20,000/=
Beeyada guduudan sh.so.1kg 10,000/=
Dhegaha libaaxa waaweyn 1kg. Usd65
Dhegaha libaaxa yaryar 1kg Usd20
9 june 2000 kaaha bari
[Country] |