19 May 2007 04:13

SOMALIA WATCH

 
SW News
  • Title: [SW News] (Qaran) Madaxweynaha dalka Masar oo sheegay in aysan dowladiisu fiirsan doonin
    carqalad dambe oo lagu sameeyo Soomaaliya.
  • From:[]
  • Date :[]29 Jan 2000

Madaxweynaha dalka Masar oo sheegay in aysan dowladiisu fiirsan doonin
>carqalad dambe oo lagu sameeyo Soomaaliya.
>
>Qaahira, Sabti
>
>Madaxweynaha dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarak ayaa sheegay in dalalkii
loo xilsaaray arrimaha Soomaaliya ay dayaceen doorkoodii ku aadanaa xal u
>helidda dhibaatada Soomaaliya.
>
>Madaxweynaha Mubaarak oo dorraad ka hadlayey fadhiga baarlamaanka ee
>dalkiisa ayaa sheegay inaysan dowladiisu eegan doonin cidkasta oo isku
dayda
>inay carqaladayso Soomaaliya "ciddii isku dayda carqalad dambe gudaha
>Soomaaliya ayaan isugu tegi doonaa" ayaa laga soo xigtay inuu ku waramay
>madaxweynuhu.
> (QARAN PRESS)


[ News]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:01 AM. Webmaster HomePage