BOOSAASO, Axad:
Mr. J. Kangh oo ah wakiilka cusub ee midowga Yurub u
qaabilsan dalka Soomaaliya ayaa haatan booqasho ku jooga dowlad goboleedka Puntland oo uu
Sabtidii soo gaaray.
Mr. Kangh ayaa kulamo la yeeshay mas’uuliyiinta dowlad goboleedka
iyo hay’daha gargaarka, wuxuuna wariyeyaasha u sheegay inuusan safarkiisu la xiriirin
siyaasad, hase yeeshee uu la xiriiro caafimaadka xoolaha.
Sida uu soo sheegay weriyaha QARAN ee
Boosaaso wuxuu wakiilku ka baqooli doonaa Puntland maalinta Talaadada.
(QARAN PRESS)