19 May 2007 04:14

SOMALIA WATCH

 
SW News
  • Title: [SW News] (QARAN) Wakiilka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo booqasho ku jooga Puntland.
  • From:[]
  • Date :[02 April 2000]

 

Wakiilka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo booqasho ku jooga Puntland.

BOOSAASO, Axad:

Mr. J. Kangh oo ah wakiilka cusub ee midowga Yurub u qaabilsan dalka Soomaaliya ayaa haatan booqasho ku jooga dowlad goboleedka Puntland oo uu Sabtidii soo gaaray.

Mr. Kangh ayaa kulamo la yeeshay mas’uuliyiinta dowlad goboleedka iyo hay’daha gargaarka, wuxuuna wariyeyaasha u sheegay inuusan safarkiisu la xiriirin siyaasad, hase yeeshee uu la xiriiro caafimaadka xoolaha.

Sida uu soo sheegay weriyaha QARAN ee Boosaaso wuxuu wakiilku ka baqooli doonaa Puntland maalinta Talaadada.

(QARAN PRESS)


[ News]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:01 AM. Webmaster HomePage