- [SW Country]
(Xisbiga Shacabka Waamo) Heshiis kalluumeysi oo dhex
maray JV & shirkad Kuuriyaan ah oo la xiriira
xeebaha Jubbada Hoose :Posted on 20 Dec
2002
Heshiis kalluumeysi oo dhex maray JV & shirkad Kuuriyaan ah
oo la xiriira xeebaha Jubbada Hoose
Xisbiga
Shacabka Waamo - (Waamo Intellegence Department)
Lanta Sir doonka Xisbiga Shacabka Waamo ee loo yaqaan Waamo
Intellegence Department waxey halkan Ummadda
Soomaaliyeed ugu soo bandhigaysaa dukumentisyo ay gacan ku
dhigtay oo caddeynaya heshiis dhexmaray Burcadda reer
Galgaduud ee isku magacowday Dooxada Jubba &Shirkad
kalluumeysi oo Kuuriyaan ah oo lagu magacaabo Borim
Fisheries Co.Ltd
Xisbiga Waamo People Party qoraal digniin
ah ayuu u qoray madaxweynaha kambanigaasi oo lagu
magacaabo Mr:Jeong,Chun Hyeon, ee fadhigiisu yahay Pusan
Korea

File: Scan 1.jpg

 |