19 May 2007 04:31

SOMALIA WATCH

Country

 

  • [SW Country] (Xisbiga Shacabka Waamo) Heshiis kalluumeysi oo dhex maray JV & shirkad Kuuriyaan ah oo la xiriira xeebaha Jubbada Hoose  :Posted on 20 Dec 2002

Heshiis kalluumeysi oo dhex maray JV & shirkad Kuuriyaan ah oo la xiriira xeebaha Jubbada Hoose

Xisbiga Shacabka Waamo - (Waamo Intellegence Department)

 

Lanta Sir doonka Xisbiga Shacabka Waamo ee loo yaqaan Waamo Intellegence Department waxey halkan Ummadda Soomaaliyeed ugu soo bandhigaysaa dukumentisyo ay gacan ku dhigtay oo caddeynaya heshiis dhexmaray Burcadda reer Galgaduud ee isku magacowday Dooxada Jubba &Shirkad kalluumeysi oo Kuuriyaan ah oo lagu magacaabo Borim Fisheries Co.Ltd

Xisbiga Waamo People Party qoraal digniin ah ayuu u qoray madaxweynaha kambanigaasi oo lagu magacaabo Mr:Jeong,Chun Hyeon, ee fadhigiisu yahay Pusan Korea



File: Scan 1.jpg

 


 


[Country]

Copyright 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:18 AM. Webmaster HomePage