Wax Garadka Nugaal iyo Talo-bixin ku
wajahan Buntaland
Ku : golaha joogtada ah ee
baarlamaanka puntland
garowe
Ku madax weynaha dawlad goboleedka
puntland
garowe
Ku issimada puntland
garowe
Ujeedo talo - bixin
Anagoo ah wax garadka gobolka Nugaal
kana kooban dhamaan ururada bulshada
Mudaneyaal iyo murwooyin waxaanu
idinku salaamaynaa salaanta islaamka
Asalaama calaykum waxraxmatulaahi
wabarakaatuhu salan kadib
Markaan aragnay xaalada guud ee nabad
gelyada puntland iyo siyaasadaha ku wajahan
Burburka puntland iyo ladagaalanka
jiritaanka goboladaan oo horay ugabadbaaday
Dagaalkii sokeeye ee ka dhacay soomaaliya iyo shirqoolada
siyaasadeed ee maleegayaan
Dad dan gaar ah leh una shaqaynaya dad
aan rabin jiritaanka dadka isirwadaaga ah ee ku bohoobay maamulka puntland markaan aragnay
arimahaas oo dhan oo fooda inagu soo haya kuwaas oowax udhimaya jiritaankeena iyo
midnimadeena ayaanu waxaanu isugu nimi shirbalaaran oo kakooban dhamaan bulsho weynta
gobolka nugaal waxaanu soo saarnay qodobadaan hoos ku qoran
1.
Inlaga hortago wixii
burbur ku keeni karah jiritaanka puntland
2.
In waxlaga qabto
dhibaatad ka jirta gudaha puntland
a. Abaaraha
b. sixirbararka C. waxbarashada d. caafimaadka e.sugida
nabadgelyada
3.
in la xoojiyo amaanka
iyo nabad gelyada puntland shacabkuna uu
saldhig u noqdo
4.
in ayan haboonayn
maanta inla qabto doorasho iyadoo ay inaku wajahan yihiin arimo siyaasadeed taasina ay
fududayn karto dhibaato ka dhacda gobolada jaanisna unoqon karta cadowgeena
5.
inay golaha shacabku
ka hortagaan wixii keeni karah burburka puntland sida qodobka 34 oo aan maanta suuroobi karin duruufo jira awgood . Sidaynu
oganahay laf dhabarta dhaqaale ee puntland waxay ahayd xoolaha nool iyana waa
xayiranyihiin waxaana jira sixir barar sidaas awgeed masuuroobi kartoh barnaamij
siyaasadeed dhaqaalo xumo darteed
magacyada shirka kaqaybgalay
soona saaray go'aanka
1.
suldaan: Cali jaamac C/rixmaan
2.
nabadoon: Cabdi cali qarjab
3.
nabadoon: ayax cali halow
4.
nabadoon: C/salaan yusuf cali
5.
nabadoon: C/laahi aadan maax
6.
nabadoon: daahir axmed xaaji
7.
nabadoon: khaliif askar
8.
nabadoon: mah'ud cismaan
9.
nabadoon: khaliif ciise bare
10.
nabadoon: yusuf nuur geedi
11.
nabadoon: careef
jaamac dheer
12.
nabadoon: c/qaadir
guhaad faarax
sama doono
13.
siciid bile
14.
cali diiriye xasan
15.
faraax xirsi cowl
16.
diiriye nuur xirsi
17.
xirsi xaaji yusuf
18.
jaamac ma'ud ciise
19.
xuseen Geele Siciid
20.
Max'ed Muuse Guud
xiir
21.
Max'ed Jaamac Mahad
22.
A/qaadir Cabdi Cali
23.
Xussen A/qaadir (
Xussen Jaahil)
24.
Yuusuf Cilmi Mataan
25.
Axmed cismaan Faarax
26.
Aadan Max'ed Ciise
27.
Max'ed A/dulee Muse
28.
Max'ed Yuusuf Xassan
29.
Maxuud Cali Qarjab
30.
Maxmuud Shaywaal
31.
Maxe'd Khayray
32.
Yuusuf Jaamac Shirwac
33.
Godanae Cali Xirsi
34.
Xaaji Bashiir
35.
Max'ed Cabdi
Aqoonyahano
36.
Cabdi Xirsi Cali
37.
Cabdiqaadir xirsi
Nuur
38.
Cabdiqaadir Axmed
Ceegaag
39.
Cumar Cabdulahi
Faroole
40.
Daahir C/qaadir Muuse
( Ciiro)
41.
Daahir Jaamac
cabdraxmaan ( T ex )
42.
C/qaadir Jaamac Ciise
43.
Cabdulahi Maxe'd Nuur
44.
Jaamac Cali Maxe'd
45.
B?ashiir Axmed Maxmed
46.
Bashiir Jaamac Yuusuf
47.
Liiban Axmed Geedi
48.
Cali Nuur Jaamac
49.
Abshir Cali Halow
50.
Abshir Cabdi Shiikh
51.
Axmed Cali Cabdi
52.
Xidig Askar Buraale
53.
Mohammed cali Cabdi
54.
C/raxmaan Ismaaciil
Cali
55.
C/qaadir Nuur Cali
56.
Axmed Cabdi Cali
57.
Cawil Jaamac
Cabdiraxmaan
58.
Mahad Cabdiqaadir
Xussen
59.
Salaymaan Cabdule
Xussen
60.
Cabdi Khaliif Cali
Jaamac
61.
Cabudlaahi Xaashi
Jaamac
62.
Cali Warsame Jaamac
63.
Cabdi Cali ( qase)
64.
Siciid Cabdule Ciise
65.
Axmed Aadan Cali
66.
C/casiis Axmed
Warsame
67.
Maxm'ed Ismaaciil
Cabdi
68.
Jaamac Aadan Faarax
69.
Siciid Cabdi Xirs
70.
Maxm'ed C/dulaahi
Maxmed
71.
Cabdiqadir Nuur
Jaamac
72.
Maxmed Cali Xirsi
73.
Jaamac Shire Bare
74.
A/shakuur C/qaadir
Nuur
75.
Yaasin Axmed Cilmi
76.
Abshir Maxmed faarax
77.
C/waahaab Gacashe
78.
Cabdi Shire Maxmed
Muse
79.
Maxmed Cali Faarax
80.
Axmed Maxmed Samatar
81.
Xussen Ceegaag
Abookor
82.
Axmed Faarax Cali
83.
Maxmed Guule Cali
84.
Cabdirisaaq Abuukar
Faarax
85.
Cabdi Maxmuud Nuur
86.
Faysal Axmed Faarax
87.
Axmed Jaamac Cabdi
88.
Cabdulahi Omar
cabdulahi
89.
Warsame Khayrey
Ganbool
90.
Maxmed Cabdirisaaq
Cismaan
91.
Bashiir Cabdi Cali
92.
Cali Gaani Axmed
93.
Farxaan Xussen Cali
94.
Shiikh Ismaacii X.
Cabdi
95.
Sh. C/nuur Sh. Xaamid
96.
Sh. C/nuur Sh. Aadan
97.
Sh Maxmed X. Jaamac
98.
Sh. C/raxmaaan M.
Maxmuud
99.
Sh.C/risaaq X. Aadan
100.
Sh. Maxmuud Maxmed
101.
Shamis Mamed
Ismaaciil
102.
Ardo Siciid Gacmeey
103.
Faadumo Cali bootaan
104.
Luul Aadan goos
105.
Shamis Jaamac
cabdiraxmaan
106.
Siraad cali Dhooray
107.
Xaliimo Cali Biyood
108.
Nasro Cabdi Samad
109.
Kaltuun D. Cabaas
110.
Hindiyo H. Gamuure
111.
Dahabo Cali Xaashi
112.
Xaliimo Cabdulahi
shire
113.
Dahabo Ciise Maxmed
114.
Muumino Shire Ciise
115.
Faadumo Ciise Ibcad
116.
Farxiyo Axmed Faarax
117.
Fartuun Axmed Faarax
118.
Dahabo Faarax cali
119.
Malyuun Maxmed
Abdulahi
120.
Sahro Axmed Nuur
121.
Xaliimo X. Siciid
122.
Saynab Maxmed Axmed
123.
Faadumo Cali
Ismaaciil
124.
Yurub Maxamed
Ismaaciil
125.
Luul Jaamac Samatar
126.
Ruqiyo Gabayray
Jiitay
127.
Ardo Maxamuud Maxmed
128.
Faadumo xussen Cali
129.
Ruqiyo Waraabe
Juujule
130.
Saynab Xirsi Firato
131.
Canab Maxmed Axmed.