19 May 2007 04:26

SOMALIA WATCH

 
SW News
  • Title: [SW News] (Xiddigta Benadir) Wafdiga USAID
  • Posted by/on:[AMJ][Wednsday, August 23, 2000]

Garowe: [Xiddigta Banaadir]

Wafdi ka socda hay’adda kaalmada Dibadda ee Mareykanka USAID oo baryahanba booqasho ku marayay qeybo ka mida Sooma-aliya ayaa tegay gobolada W/Bari ee maamul goboleedka Puntland.

Wafdigaa waxaa magaala-da Garowe kula kulmay Madaxwe-ynaha Puntland Col. C/llaahi Yuu-suf iyo xubno ka tirsan maamulkii-sa, iyagoo ka wadahadlay mashaar-iicda ay hay’adda USAID ka fulin-eyso goboladaasi gaar ahaan msha-ariicda waxbarshada iyo dhismaha jidadka.

Xubnaha wafdiga Mareyk-anka oo ay wehliyaan saraakiil Ke-nyaati ah waxay horay u soo mare-en Jamhuuriyadda Somaliland iya-goo sidoo kale tegay gobolka Bay, waxaana ujeedadooda lagu sheeg-ay xaqiiqa raadin iyo hirgelinta mashaariic horumarineed iyo kuwo bani’aadanimo oo ay ka hirgelina-yaan qaar ka mida gobolada Soo-maaliya.


[ News]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:14 AM. Webmaster HomePage