19 May 2007 04:24

SOMALIA WATCH

 
SW News
  • Title: [SW News] (Ayaamaha) The Old Coersive Forces are Back
  • Posted by/on:[AMJ][Monday, Sept. 4, 2000]

 The fastest growing job opportunities in Somalia now are:

 Former hangash, dhabar jebin, guulwadayaal, and NSS of the failed military regime and mooryaanis of failed warlords.

 

NEWLY-APPOINTED SECURITY TEAM HOLDS TALKS WITH FORMER OFFICERS
BBC Monitoring Service - United Kingdom ; 04-Sep-2000 12:00:00 am ; 117 words

Text of report by Somali newspaper 'Ayaamaha' on 4th September

Some senior members of the defunct Somali military officers corps yesterday held a meeting with the national security committee which President Abdiqasim Salad Hasan appointed during his visit to Mogadishu. Some of the military officers who spoke to us last night said that the committee will be in charge [presumably on security matters] until the president appoints a prime minister who will then set up a government.

Reports say the security committee officials also held a meeting with the Mogadishu business community who pledged to give financial support to the security committee in its efforts to disarm the Somali militia. The meeting was attended by prominent Somali business personalities.

Source: 'Ayaamaha', Mogadishu, in Somali 4 Sep 00 p 2

__________________________________________________________________________________________________________

 

Saraakiil ka tirsan Ciidankii Qalabka Siday oo baaq digniin ah u jeediyey Beelo Soomaaliyeed.

 

 

MUQDISHO, Axad:

Saraakiil tiradoodu dhameyd 45 sarkaal oo ka tirsanaan jiray ciidankii qalabka sida ee dalka Soomaaliya ayaa shir ay shalay ku yeesheen dhismo ku yaala degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxay ka soo saareen qoraal baaq iyo digniin isugu jira oo ay u jeedinayeen beelaha Xawaadle iyo Gaaljecel oo dhawaan ku dagaalamay qaybo ka mid ah gobolada Hiiraan iyo Shabeelle Dhexe.

Saraakiishaas oo ku abtirsada labada beelood ayna ka mid ahaayeen Col. Faarax Xuseen Cabdi (Dheere), Col. Cusmaan Muumin Axmed (Orfane), Col. Aadan Fiidow Barre, Col. C/lle Xasan Bucul,, Col. Cali Cibaar C/lle, Col. Caymooy Maxamed. Col Cali C/lle Faarax, Col. Xuseen Isaaq Ibraahin iyo kuwa kale ayaa labada beelood uga digay inay joojiyaan dagaalada micnada darrida ah, iyagoo ku hanjabay inay si sharci ah dagaalada sokeeye ee daciif ka ah ku xalin doonaan ciidamadu waqti soo fool leh oo dhow.

(QARAN PRESS)


[ News]

Copyright 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:11 AM. Webmaster HomePage