Warsidaha
Puntland Tirsi 90-aad Khamiis
03/05/2001
Bogga
2-aad
WARARKA
MADAXTOOYADA
1.
SOOMAALIYA
PUNTLAND STATE OF SOMALIA XAFIISKA MADAXWEYNAHA OFFICE OF THE
PRESIDENT- Garowe, April 26, 2001, MW/DPS/PRESS-023/2001.
PRESS
STATEMENT.
The
Administration of Mohamed Ibrahim Egal plans to hold an unwise and
provocative refer-endum in the Puntland State Regions of Sool,
Sanaag and District Buh-odle towards the end of May 2001. these
regions are outside the jurisdiction of Egal’s Administration as
they are part and parcel of Puntland State of Som-alia.
The
Council of Ministers of the State Government of Puntland in a
Special Meeting on the matter on April 25, 2001 considered this
move on the part of Egal’s Administration as a recipe for
disaster as his unilateral decision will lead to a renewed
violence and destab-ilization in the Recovery zones of Somalia
(Punt-land and Somaliland). If Egal’s Administration tries to
implement this politi-cally motivated and unrealistic referendum,
the expected ensuing violence will be the most unfortunate
development in the only parts of Somalia that had succ-eeded in
restoring peace and stability in a country torn apart by a vicious
civil war.
For
background infor-mation, the Egal’s claim on the Puntland State
regions of Sool, Sanaag and the District of Buhodle is based on a
colonial legacy that had been legally removed by the formation of
the Somali Republic in 1960 and in particular, by the Act of Union
of the Italian and British colonies in the same year.
Historically,
clan boun-daries existed long before European colonial
admini-stration ands and rem-ained intact after inde-pendence and
eventual union of the Southern and Northern Somalia.
Following
the civil war, major clans of Somalia (Darood, Issak, Hawie, Digil
and Mirifle) moved back within the limits of their respective clan
bou-ndaries for self-defense. Egal Administration’s claim on
Harti/Darood terr-itories is, therefore, an unprovoked provocation
and act of aggression against not only the inhab-itants of Sool,
Sanaag and the District Buhodle, but also the territorial
integrity of the State of Puntland. It is also a gross violation
of civic and human rights of the people of Sool, Sanaag and
Buhodle District by the regional Administration of Moha-med
Ibrahim Egal.
Puntland
State of Somalia therefore sees this provocative Egal’s
inten-tion to a hold nominal referendum as a naked interference in
the internal affairs of the State of Puntland, a cause for alarm
and this State’s right for self-defense.
Abdulahi
Yusuf Ahmed
State
President of Puntland.
Warsidaha
Puntland Tirs 90-aad
Khamiis
03/05/2001
Bogga
3-aad
DAWLADDA
PUNTLAND
PUNTLAND STATE OF
EE SOOMAALIYA
SOMALIA
XAFIISKA
MADAXWEYNAHA
OFFICE OF THE PRESIDENT
__________________________________________________________________________________________
Garowe,
April 29, 2001
2.
To:
The Secretary General of the United Nations
New York
Cc:
The Secretary General of the Organization of African Unity
The
Secretary General of the League of Arab States
The
Secretary General of the IGAD
President
of the Security Council of the United Nations
Members
of the Security Council of the United Nations
Somalia
has been in the throes of civil war chaos and suffering for most
of the past decade. The international Community spared no effort
to bring peace and tranquility to Somalia and the region as a
whole; success if I may call it that has been achieved in Puntland
and to a lesser degree in Somaliland. Relative success in
"Somaliland" clouded by their declared policy of
secession. The seeds of conflict and chaos are built in
Somaliland's objectives of separation from the rest of Somalia.[
Today,
Mr. secretary General, the administration of Somaliland brought
our worst fears to the fore. "Somaliland" has announced
a "referendum" for and against the vexed issue of
secession. A fake, unilateral, unsupervised and unobserved
referendum is planned at the end of May for the regions of Sool,
Sanaag and the district of Buhoodle. I take this opportunity to
warn the International Community against this rash, indeed
irresponsible, declaration of intent which will lead to renewed
conflict and
Suffering
in the hitherto peaceful north of Somalia. The regions of Sool,
Sanaag and the district of Buhoodle are an integral and
inseparable part of the State of Puntland, Somalia.
This
statement of fact is primarily based on the declared wish of the
people of these regions. Our position is based on history and the
clan boundaries that preceded the European colonization of
Somalia. The position of Puntland is not a baseless claim, in fact
it is not a claim, it is an indisputable fact based on
SEE
NEXT PAGE
Warsidaha
Puntland Tirsi 90-aad
Khamiis
03/05/2001
Bogga
4-aad
To
secretary General…. From Page 3
blood,
irrevocable history-ical clan boundaries and reality on the ground
today.
Last
but no means least, our position is based on international law.
Egal bases his misguided "claim" on a colonial legacy
that ceased to exist both politically and in international law
when the act of union established Somalia in 1960 on the
independence of the Italian and British. Colon-ies in the same
year. In fact, Egal himself as chief Minister of the then British
Somaliland signed that Act of Union. Following the civil war all
major Somali clans (Darood, Isaq, Hawiye, Digil and Mirifle)
with-drew back to the limits of their respective clan boundaries
for self-defe-nse and security.
The
Egal administration's claim on Harti/Darood territories is an open
provocation that would lead to conflict, bloodl-etting and
suffering.
Mr.
Secretary General, this warning is not meant to alarm the
International Community; it is an appeal for sanity. The last
thing Puntland needs is a re-ignited civil war. We do not have the
inclin-ation or the resource to wage war. However, if we must wage
war, the people of Puntland will
make the necessary sacri-fices for self-defense.
Mr.
Secretary General, we officially request your excellency to take
up the referendum issue with the Egal Administration and urge him
to reconsider his potentially explosive "referendum"
plans. By this act, you would save the "Recovery Zones of
Somalia", Puntland and Somaliland, from conflict and
suffering.
Please
accept the assur-ances of way highest consideration.
Abdullahi
Yusuf Ahmed
State
President of Puntland
3.
HAY’ADDA
DUULIMAADKA DIYAARADAHA RAYIDKA (CIVIL AVIATION) OO NOQOTAY
HAY’AD MADAX-BANNAAN.
Dikreetadda
Madaxweynaha Dawlad-Goboleedka Puntland ee Lam. 219, ee taariikhda
28/04/01-da, ayaa hay’adda duulimaadka lagaga dhigay hay’ad
madax-bannaan oo hoos timaada
Madaxtooyada
Dawladda Puntland…
Hay’adaas
oo uu Agaasime Guud ka yahay Duuliye Sare Maxamuud Xaaji Cilmi
Cabdulle…
Warsidaha
Puntland Tirs 90-aad
Khamiis
03/05/2001
Bogga
5-aad
GOLAHA
WAKIILLADA PUNTLAND OO XUKUUMADDA U SOO FARIISIYAY LA XISAABTAN.
Khamiis,
3-Safar, 1422… 26/04/2001 Garowe WARSIDAHA.
Saaka
9:00 Subaxnimo ayaa Xukuumadda Puntland soo fariistay fagaaraha
weyn ee Golaha Wakiillada… xukuum-adda waxaa u yeeeray Golaha
Wakiillada… wuxuu ugu yeeray xukuumadda inuu kala xisaa-btamo
wax-qabadkeedii mud-dada ku dhow saddexda sano ee ay jirtay… xukuumaddu
way soo gabratay… waxaa soo fariistay 6 (lix Wasiir) iyo
Madaxweynaha oo hoggaaminaya…
Waxaa
fadhiga ka maqnaa 3 (saddex) Wasiir oo kala ah: -
1-
Wasiirka
Hawlaha Guud iyo
Gaadiidka (oo caafimaad
dibedda ugu maqan)
2-
Wasiirka
Kalluumaysiga
Dekedaha iyo Gaadiidka
Badda
3-
Wasiirka
Caddaaladda (oo aan weli xilkii Wasaaradaas la wareegin)…
Guddoomiyaha
Golaha Wakiil-lada Md, Yuusuf Xaaji Siciid ayaa Madaxweynaha iyo
xubnaha kale ee xukuumadda u gudbiyay ujeeddada Golaha Wakiilladu
ugu yeeray Golaha Xukuumadda…
Waxaana
ereyadiisii ka mid ahaa:-
Mudane,
Madaxweyne!!! Howl-eheenna iyo xilalkeennu way kala duwan yihiin…
haddana isku meel ayay u wada socdan… sidaa darteed waa inaynu
ka wada soconnaa… Golaha Wakiillada ayaa idiin ku yeeray
xisaabtan aan turxaan lahayn… Maxay xukuumaddu qabatay muddadii
ay jirtey?, maxaa u qorshaysan?…Madaxweynuhu salaan ka dib, wuxuu
yiri…
Waxaan
Golaha Wakiillada ku bogaadinayaa waajibaadkooda ay sida habboon u
gudan-ayaan…Golaha Xukuumadda waa u sharaf inaad u yeertaan…
waa idiinku mahad-naqaynaa… sidii Guddoomiyuhu sheegay howshu
waa inoo qaybsan tahay… waana midaysan tahay… dadweynaha ayaa
meesha idin keenay… wuuna idin la xisaabtamayaa… aniga iyo
Madaxweyne-ku-xigeenkana wuu nala xisaabtamayaa… idinkuna xaq
ayaad u leedihiin inaad xukuumadda la xisaabtantaan… Anigu
Golaha wax aan ku dhaliilo hadda ma xusuusni… waa gar inaad nala
xisaab-tantaan… ha yeeshee yeeristu kedis ayay nagu noqotay…
waxay ahayd inaad
bilowgii kalfadhiga noo sii sheegtaan in naloo yeeri doono… waxa
aad hadda na weydiiseen waa wax weyn…
taasoo ah warbixin ka warramaysa wixii xukuumaddu ay qabatay
muddadii ay jirtey… waa buug dhan marka wasaarad-waliba ka
warbixiso wax-qabadkeedii saddexda sano oo wax yar dhiman…
annana xukuumad ahaan waanu rabnaa in buug sidaas ahi naga haro…
waa inaannu soo diyaar-garownaa… sidaa darteed waxa-annu
codsanaynaa inaannu war-bixintaas keenno kalfadhiga danbe ee bisha
Juun 2001-da.
Golaha
Wakiilladu codsigaas wuu ka oggolaaday… Madax-weynuhu wuu u
mahad-naqay Golaha… wuxuunna sheegay in uu diyaar u yahay in uu
ka jawaabo haddii su’aalo gaar ahi jiraan…
dhowr arrimood ayaa loo jeediyey…
waxaa ka mid ahaa:-
Xildhibaan
Mahdi Maxamed… wuxuu jeediyey su’aasha ah “Guddiga loo
magacaabay wax-ka-qabadka dhibaatada sicir bararku sidee ayay u
shaqayn doontaa?”… waxaa u jawaabay Wasiirka Ganacsiga iyo
Warshadaha, Md, Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade)… wuxuu yiri
“Guddigu arrintaa baaris ayuu ku soo samaynayaa… ka dibna
warbixin iyo tallooyin-soo-jeedin ayuu Golaha Wasiirrada soo
hordhigayaa”…
Madaxweynaha
ayaa jawaabtaas sii kabay oo ka warramay asbaabta sicir bararka
keentay iyo cidda mas’uulka ka ah… wuxuunna xusay :-
1-
In kooxda Carta iyo
dalalka Carabta qaarkood ku heshiiyeen in iibka xoolaheenna la
xayiro… si la inoogu khasbo inaan Carta oggolaanno…
2-Lacag
been abuur ah oo
badan ayaa Muqdisho la
keenay…
3-
Waxaa jirta cid
dhaqaalaha wadanka iyo ganacsiga gacanta ku haysa oo rabta in ay
khal-khal dalka ka abuurto…
Madaxweynuhu
wuxuu hadal-kiisaas ku khatimay in xuku-umaddu ku dadaalayso
wax-ka-qabashada sicir-bararka… Xildhibaan Cabdi Jibriil ayaa
jeediyey saddex qodob oo ah :-
1-
Golaha Garsoorku
waa in uu fadhiyada wada tashiga sida kan oo kale waa inuu nala
wadaagaa oo ka soo qayb-galaa…
2-
Nin wax dilay oo
suuqa maraya… baabuur la dhacay oo magaalo boolis joogo dhexyaal…
ma aha arrimo sugi kara Juun iyo kalfadhiga aynu ballannay… waa
in deg-deg wax looga qabtaa…
3-
Madaxweynuhu ha
iska daayo difaaca uu mar walba xukuumadda difaacayo… oo mar mar
dhexdhexaad ha noo noqdo…
Madaxweynuhu
wuxuu yiri arrimahaas waxaannu u qaadanaynaa tallooyin naloo soo
jeediyay…
Warsidaha
Puntland Tirs 90-aad
Khamiis
03/05/2001
Bogga
6-aad
MA
AHA GOLAHA WAKIILLADU INUU DHINAC U DHEELLIYO
(Xildhibaan
Maxamed Cabdi Naalleeye”.
Isniin
16 Muxarram 1422… 09/04/01-da Garowe… WARSIDAHA.
Maanta
ayaa Golaha Wakiil-lada Puntland beddelay qaabkii guddiga
diyaarinta dastuurku u soo jeediyey, faqrada B. ee xubinta 4-aad
ee qodobka 40-naad… faqraddaasi waxay sheegaysay in 12-haween
ahi doorasho la’aan ku soo galaan Golaha Wakiillada iyagoo u
qaybsan deegaammada kala du-wan ee Puntland… iyadoo isla
markaasna haween kale door-asho ku soo geli karaan Golaha
Wakiillada… Goluhu wuxuu go’aamiyey in haweenku Golaha ku soo
galaan doorasho kaliya oo aanay jirin qaar la soo magacaabaa…
Arrintaas
ayaa WARSIDUHU Xildhibaannada Golaha Wakii-llada qaarkood ka
af-qaaday… waana kuwaan jawaabahoodii oo koob-koobani… :-
1-
Xildhibaan
Maxamed Cab-di Cadde (Sanaag), “ Annagu gabdhaha doorasho
ayaannu ku keenaynaa Gol-aha Wakiillada… waannu soo dooranaynaa”…
2-
Xildhibaan
Maxamed Isma-aciil Maxamed (Sanaag), “Anigu ma diidani haweenku
in ay soo galaan Golaha Wakiillada… waase haddii ay samaystaan
Ururro iyagu ay leeyihiin oo ay adeegsadaan… waa inay iyagu
jidka bann-aystaan”.
3-
Xildhibaan
Maxamed Cabdi Naalleeye (Sanaag), “Dhowr iyo toban qof oo isku
wada meel laga soo wada magacaabay… isku fikrad ayay mar walba
noq-onayaan… oo arrin walba isku meel ayay mar-ayaan…
markaasna miisaa-nka Golaha ayaa dhinac u dheelliyaya… mana aha
Golaha Wakiilladu in ay dhinac u dheelliyaan… ma diidani in
haweenku soo galaan Golaha Wakiillada”.
4-
Xildhibaan
Cali Saxar Guulleed (Bari), “ Qof la soo doortay iyo qof la soo
magacaabay codkoodu Golaha gudihiisa ma sinnaan karaan… sidaa
darteed, gabdhuhu waa inay Golaha soo galaan iyagoo xooggan oo
huwan codkii shacbiga… gabdhuhu codka shacbiga way helayaan oo
waa la soo daaranayaa… ee yaan si daciif
ah Golaha lagu keenin… ma diidani
in gabdhuhu Golaha soo galaan… fekerkayguna ma aha feker
akhwaan”…
5-
Xildhibaan
Maxamed Cumar Xodh-Xodhle (Bari), “Waxaan leeyahay gabdhahu
Golaha ha loo soo magacaabo… si kale… cod ku heli maayaane…
oo la soo dooranmaaye”…
6-
Xildhibaan
Maxamuud Xirsi Aadan (Sool), “ Weli looma bislaan in gabdhaha la
soo doorto…
ee ha la soo mag-acaabo”…
7-
Xildhibaan
Jaamac Xasan Kaarshe (Buuhoodle), “ Sinnaan
iyo caddaalad… ciddi Golaha immaanaysaa ha ku timaaddo codka
sha-cbi weynaha…. Gabdhuhu codka
shacabka wey helayaan… oo waa la soo dooranayaa”…
8-
Xildhibaan
Cumar Ismaaciil Maxamed
(Bari), “ Gabdhuhu Golaha Wakiillada waa in ay ku yimaaddaan
doorasho… waxaa la yiraahdaa haw-eenku waa 60% dadw-eynaha dalka…
markaa sidee ayay codka ku waayaan!!!??? Iyagaaba isugu filan inay
majority-ga Golaha noqdaane??? Waxaa jira gabdho badan oo ragga ka
aqoon badan… codka shaca-bka ha ku qaateen aqoo-ntooda iyo
garas-hadooda…”.
9-
Xildhibaan Salaad
Xareed Cali (Bari), “Gabdhaha ha la soo doorto… waa in
ay Xisbi ku soo galaan… oo ka soo galaan… Gabdhuhu codka
shacbi weynaha way heli karaan… ma sinna-anayaan xildhibaan
dadw-eynuhu soo doortay iyo xildhibaan magacaabis ku soo galay”…
10-Xildhibaan
Maxamed Maxamuud Idiris (Bari), “ Waa in Golaha Wakiillada loo
soo magacaabaa tiro kooban
oo gabdho ah… sababtoo ah bulshada ayaan weli u bislaan inay
gabdhaha soo doo-rato…Gabdhuhu iyagu ha isa soo magacaabeen…
Gabdhaha Golaha maga-caabidda ku imaanayaa yaanay ka badnaan lix
gabdhood”…
Warsidaha
Puntland Tirs 90-aad
Khamiis
03/05/2001
Bogga
7-aad
HORUMARKA
HAWEENKA PUNTLAND OO QAADAYA TALLAABOOYIN LA HUBO.
24
Muxarram 1422…Arbaca 18/04/01-da Garowe… WARSIDAHA.
Subannimadii
saaka 9:30-kii… ayaa Dugsiga Sare ee Garowe, waxaa lagu qabtay
xaflad aad loo soo abaabulay oo lagu maamuusayay gabdhihii ka
qalin-jebiyey fasalka 3-aad ee Barnaamijka Ciribtirka Akhris iyo
Qoris la’aanta ee Haweenka Gobolada Puntland… xaflad-daas si
xamaasad iyo riyaaqid leh
ayay uga soo qayb-galeen xildhibaanno Golaha Wakiillada,
Xubno Golaha Wasiirrada…Agaasimayaal Guud, Madaxda Gobolka
Nugaal, Hay’ado Waddani ah, Hay’ado Ajnebi ah iyo dadweyne aad
u faro badan…
Wasiirka
Arrimaha Bulshada Md, Farax Warame Cismaan, ereyadii uu halkaas ka
jeediyey waxaa ka mid ahaa “ waxaan u mahad-naqayaa dadkii
xafladdan qiimaha badan soo qabanqaabiyey… Annagana
nagu casumay ka soo qaybg-alkeeda… waxaan bogaa-dinayaa
gabdhaha soo dham-aystay fasalka saddexaad… kuwa da’doodu u
oggolaato waxay ku biirayaan Dugsiyada Waxbarashada caadiga ah…
waxaan ammaan u soo jeeddi-nayaa Hay’adda Diakonia… waxaan
Diakonia ka codsanayaa inay barnaamijkan sii waddo, siina kordhiso…isla
markaasna ay gaarsiiso Gobolada Puntland
oo dhan… waxaa Wasiirka hadalka ku soo dhoweeyey Madaxa
Waxbarashada Gobolka Nugaal (REO) (Regional Education Officer) Md,
Cali Maxamed C/raxmaan (Cali Hayaan)… waxaa warbixinno muhiim ah
halkaas ka jeediyey :-
1-
Muumino
Axmed Nuur (Xiriiriyaha Barnaamijkan Waxbarasho)… oo ka
xog-warrantay heerarka barna-amijkani soo maray iyo heerka uu
maanta gaaray… waxay mahad-naq u jeeddisay xafiisyada
waxbarashada qaarkood…
2-
C/raxmaan
Khaliif Max-amed (Sheekhunaa) “Agaasimaha
Waaxda Manaahijta iyo Waxb-arashada Dadban”… oo warbixin aad u
habaysan ka bixiyay Ololaha Ciribtirka Akhris-Qoris la’aanta iyo
Waxbarashada dadka waaweyn…
3-
Batuulo Cabdi
Bullaale oo ka warbixisay waxbarashada haweenka… barnaamijka oo
ay xiriiriye ka ahayd Safiya Sugulle.
waxaa
lagu soo bandhigay Riwaayad kooban… Heeso… iyo Ciyaaraha
Hiddaha iyo Dhaq-anka… dhinaca Hay’adda Diako-nia, waxaa ka
soo qayb-galay Siciid Xirsi Cigaal… xafladaas oo si farxad leh
ku dhamaatay khati-mkeedii waxaa abaal-marin Wasiirka Arrimaha
Bulshadu ku guddoonsiiyey
labadii gabdhaha qalin-jebiyey ugu numbaradda sareeyay oo kala
ahaa :-
1-
Nimco Ciise Axmed
2-
Suhayro Cabdi
Faarax
Waxaa
iyana Akhlaaqda Suuban iyo aadaabta wan-aagsan lagu abaal-mariyey
:-
1-
Xaawo Ciise Barre
2-
Xaliimo Maxamed
Jibriil
3-
Marxuumad Xaliimo
Cism-aan Cali (oo maalintii hore geeriyootay)
WARSIDAHA
ayaa barna-amijkaan wax ka weydiiyay :-
Faadumo
Yuusuf Faarax… kor-meerka Waxbarashada Nug-aal…
Madaxa Dugsiga Dhaqa-alaha Haweenka ee Garowe…
WARSIDAHA:-
Adigu waxaad qaabilsan tahay Waxbarashada Farsamad (Dugsiga
Dhaqaalaha Haweenka)… maxaad uga qayb-gashay howsha ololahan?
FAADUMO:- Farsamada ayaa u baahan waxbarashada… xis-aabta…
qiyaasaha… xusuus-qorka I.W.M
WARSIDAHA:-
Guulo intee le’eg ayaad barnaamijkaan ka gaarteen?
FAADUMO:-
AL-xamdu Lil-aahi… Guulo faro badan… ilaa Tuullooyinka ayaannu
gaars-iinay!!!
GABDHAHA
DHAMAYSTAY FASALKA 3-AAD QAARKOOD :-
WARSIDAHA:-
Magacaa?. Da’da-adu waa immisa?
Magacaygu
waa Xaliimo Maxamed Jibriiil… da’daydu Waa 17-sanno…
WARSIDAHA:-
markii aad galaysay waxbarashadan… maxaad u geli wayday dugsiga
caadiga ah?
Xaliimo
M. Jibriil:- Kharashka iskama bixin karin…
WARSIDAHA:-
Yaad mahad-naq u diraysaa?.
Xaliimo
M. Jibriil:- Macallim-iinta… Xiriiriyaha Barnaamijka iyo
Hay’adda Diakonia…
WARSIDAHA:-
Waxbarashadaada yaad abaal ugu haysaa?.
Layla
Siciid Faarax:- Maamulka Dugsiga… Macallimiinta… Gabdha
Barnaamijka Xiriiri-yaha ka ah iyo Hay’adda Diakonia.
WARSIDAHA:-
Macallimiintiinna wax dhaliil ah ma u haysaan?
Hodan
Maxamed Muuse :- Maya… Maya.. ee waan u bogaadinayaa waxaan
intaa ku darayaa, Diakonia Garowe wax weyn ayey ka qabatay…
Anigu waxaan leeyahay guri… waxaan hooyo u ahay wiil jira
7-sano… waan isku wadaa waxbarashada iyo maamulka qoyska….
WARSIDAHA:-
Ninkaagu raali ma ka yahay in aad waxbarato?
Hodan
M. Muuse:- Haa… waa ka raali… oo gacan ayuu igu siiyaa… aad
ayuu ugu mahads-an yahay…
WARSIDAHA:-
Adna waad mahadsan tahay
a
Puntland Tirs 90-aad
Khamiis
03/05/2001
Bogga
8-aad
JIMCIHII
IYO JAAMACA WEYNudbadda
Salaada Jimcaha ee Jaamaca Weyn ee Maga-alada Garowe (Jaamaca
Qadiimka ah ) ayaa maalintii Jimcaha ee 4-tii Safar 1422…
27/04/01…waxy ku saabsaneyd Mowduuca Ammaanada… Khadiibku
wuxuu mowduuca udub-dhexaad uga dhigay Ayaadda 72-aad…ee
Suuradda Al-Axsaab…wuxuu yiri Khadiibku:- Shacbiga oo si
caddaalad ah loo dhaqaa waa ammaanad saaran Madaxda… isla
markaas in shacbigu Madaxda u naseexeeyaa oo wanaag kula taliyaa
waa ammaanad saaran shacbiga… mas’uuliyiinta Waxbarashada
waxaa ammaanad saaran ah inay ubadka iyo da’yarta waxbarasho
suuban siiyaan oo wanaag u horseedaan…
TASAWUFKA
IYO TAARIIKHDII SHEEKH C/QAADIR AL-JIILAANI.
Khudbadda
Jimacaha ka hor waxaa mowduucan ka hadlay Sheekh C/risaaq Sheekh
Aadan…arrimihii Sheekhu sheegay waxaa ka mid ahaa:-
Sheekh
C/qaadir Jiilaani wuxuu ku dhashay Jiilaan oo ka mid ah
dalka Ciraaq sannadkii 470 (H)… 1165 A.D wuxuuna
Magaalada Bagdaad (Caasimadda Ciraaq) ku geeriyooday sannadkii 561
(H)… 1177 A.D … wuxuu Baghdad yimid isagoo jira 20-sano…wuxuu
bartay oo ku taxmay Culuumta Xadiiska iyo Fiqiga… culimo badan
oo ah
Mad-habta Xambaliyadda ayuu arday u noqday… wuxuu Muftinimo ka
gaaray Mad-habaha Xambaliyadda iyo Shaaficiyadda… ka dibna wuxuu
u go’doomay saahidnimo iyo gooni joogga… dariiqadiisa wuxuu ku
dhisay 8 (sideed) arrimood…. Kuwaasoo ah :- Deeqsinnimadii Nebi
Ibraahim (C.S)… Raalinnimadii Nebi Isxaaq (C.S)… Sabirkii Nebi
Ayuub (C.S)… Ishaaradii Nebi Sekeriya (C.S)… Cidloodkii Nebi
Yaxye (C.S)… Duug-huwashadii Nebi Muuse (C.S)… Dalmarkii Nebi
Ciise (C.S)… iyo Sahiidnimaddii Nebi Muxamamed (C.S.W.S)…
Wuxuu
yiri dariiqadiisu Asiya iyo Afrikaba way ku faaftay… Xertiisu
Isticmaarkii reer Yurub way la jahaadeen… Kutubta uu allifay
waxaa ka mid ahaa:-
Al-Qunya…
Tafsiirka Qur’aanka… Sirrul-Asr-aar… Yuraynta Firqadda AL-Raafidda…
Abtirsiintiisu
waa :-
C/qaadir…
Muuse… Yaxye… Maxamed…Daa’uud… Muuse… C/laahi….
Muuse… C/laahi… Xasan… Alxan… Cali… Abuu-Daalib…
Cabdul-Mudalib… Haashim…
Hooyaddii
waa Umul-Khayr… waxayna ku abtirsataa AL-Xuseen… Cali…
Abuu-Daalib…
Karaamaadkiisa
waxaa ka mid ahaa :-
Isagoo
yar ayuu safar Xajka u raacay… Tuug ayaa safarkii heshay waxay
C/qaadir weydiiyeen maxaad xoolo sidataa!!!… runtii ayuu sheegay
oo wuxuu ku jawaabay 40-Diinnaar… oo waa kuwan… hormuudkii
tuugta ayaa weydiiyey!!! Maxaad u qarsan weyday???… wuxuu ku jawaabay:-
Hooyaday ayaa igula soo ballantay been ha sheegin… hormuudkii
tuugtii ayuu eegay oo yiri :- yarku ballanta hooyadii ayuu
xurmaynayaa… innana ballantii Alle ayeynu ku tumanaynaa…
Tuugtii
safarkii xoolihii oo dhan ayey u celiyeen… waxayna u raaceen
Xajkii… Allaahu-mmanshur nafaxaati
Ridwaani Calayhi… wa
amiddanaaa bil asraari latii
awdactahaa ladayhi…
OGEYSIIS
IMTIXAAN QAADIS.
Waxaa
la ogeysiinayaa dha-maan u tartamayaasha saddexda jago oo horey
loo soo bandhigay ee ku saabsanayd Saxaafadda Wararka ee
Wargeyska (PUNTLAND).
[
In
la qaadayo imtixaankii ayadoo dib loo dhigay ilaa 20/05/2001,
sababtoo ah Gobollada qaarkood oo ayan gaarin faafintaan, waxaan
dib u dhignay soo gudbinta araajida ilaa 20/05/2001-da.
Wada
shaqayn wacan
Eng.
Yaasiin Axmed Jaamac.
Agaasimaha
Waaxda Shaqo Qorista iyo Tababarada