19 May 2007 04:29

SOMALIA WATCH

 
SW News
  • Title: [SW News](Midnimo) Guddiga Dhaqanka Beelsaha Mudulood oo Taageeray SRRC 
  • Posted by/on:[AMJ][Thursday, May 17, 2001]

Midnimo Information Center


Guddiga Dhaqanka Beelaha Mudulood oo taageeray Golaha SRRC

mic-16-05-2001, Guddiga dhaqanka ee Beelaha Mudulood ayaa shir uu ku yeeshay magaalada Muqdisho uga hadlay dhibaatada ka jirta magaalada Muqdisho, Guddiga eed gaar ah waxay u soo jeediyeen Madaxweynaha Dowladda KMG ah C/qaasim Salaad oo ay ku sheegeen in uu yahay mid nasiib daran, iyagoo qoraalkooda sidoo kale ku sheegay in uu dalka ku soo kordhiyay colaad iyo Cunto la'aan oo ay sheegeen in ay labaduba aas aas u tahay Nolosha aadamiga.


Sidoo kale waxay qoraalkooda oo la soo gaarsiiyay Midnimo ku muujiyeen in Waxa ay ugu yeereen Kooxda Carta aysan ogoleyn dib u heshiisiin Soomaaliyeed, waxayna sheegeen in Guddigooda uu taageersan yahay Golaha Dib u heshiisiinta iyo dib u soo celinta Soomaaliyeed (SRRC) ee dhawaan lagu soo dhisay Magaalada Hawaase ee dalka Itoobiya.

Magacyada Guddiga Dhaqanka Beelaha Mudulood ee taageeray Golaha SRRC ayaa kala ah:

1. Xaaji Cabdi Iimaan Cumar
2. Shiikh Ibraahin Casir Kabootoy
3. Xuseen Jilacow
4. Suldaan Xeyle
5. Iimaan Ibraahin Cali Axmed
6. Qaasim C/qaadir Axmed
7. Cabdi Shiikh Cali Geelle
8. Cumar Macallin Xasan (Tugunbo)
9. Xasan Cumar Afrax (Kutuba xoor)

10. Yuusuf Axmed Hilowle
11. Nuur Warsame Cabdi
12. Ibraahin Nuur Cismaan
13. Jiinow Xasan Maxamed
14. Abuukar Cumar Hilowle
15. Maxamed Axmed Cali Iimaan
16. Guure Nuur Gaafow
17. Cabdulle Maxamed Cumar
18. Maxamed Cabdulle Qeylshe
19. Cali Cabdulle Qeylshe
20. Dr. Maxamed Axmed Cumar
21. Carabow Hilowle Cabdi
22. Cali Xuseen Jimcaale
23. Ibraahin Indhoy Maxamed
24. Nabadoon Jidhaan Gacal Cumar
25. Gacal tooxow Qeyliye
26. Axmed Xasan Guud Madoobe
27. Xaaji Geedi Dhiilow Gaabow
28. Cali Dable Xuseen
29. Xasan Cali Aybakar

 

 

 

 

 

 



Xafiiska Midnimo ee Muqdisho
Muqdisho-Soomaaliya
Kala xiriir panorama@somalinternet.com

 

 

 


[ News]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:16 AM. Webmaster HomePage