| Country |
|
- Title: [SW Country] BAYAAN
AY SOO SAAREEN BEESHA BARIGA SANAAG
- Posted by/on: [AAJ][26 My 2001]
|
BAYAAN AY SOO
SAAREEN BEESHA BARIGA SANAAG
Ku: Xoghayaha guud ee qaramada midoobay
KU: Hayadaha caalamiga ah
KU: Dhamaan jaaliyadaha dibada ku nool ee beesha bariga sanaag
KU: Isimada beesha sheekh isaxaaq
KU: Maamulka cigaal
Anagoo
ah masuuliyad dhaqameedka beesha bariga sanaag ahna isimo iyo
nabad doono waxaan beesha caalamka usheegaynaa anoo
tixraacayna midayntii jamhuuriyada soomaalia ee 1960kii iyo
go'aankii jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa oo ahaa inaan
lakala goynkarin somalia (midnimada somalia waa muqadas) ee
1992 sidaa darteed anagu ma ogalin siyaasadda cigaal ee ku
salaysan goosiga iyadoo hadda ummada somalayeed kasoo
doogsanayso dhibaatooyinkii dagaalda iyo burburki tobanka sano
ku habsaday laguna hawlan yahay midaynta iyo dib uheshiisiinta
somalia. Aftida dastuurka goosashada cigaal
waxa uu abuurayaa dagaalo hor leh iyo bur-bur waxa
uu ku hawlan yahay sidii uu uga fulin lahaa barnaamijka
codaynta aftida ee deegaamada beelaha warsangeli iyo dhulbaante.
Anagoo
ah hogaamiye dhaqameedada beesha bariga sanaag waxaanu
bayaanka ku cadaynaynaa inaan naloo keeni karin sanaadiiqda
aftida goosiga maamulka cigaal ciddii isku dayda keenista
sanaadiiqda iyaga ayaa ka masuul noqonaya wixii ka yimaada
waxaan si gaar ah uga digaynaa in aanu beelaha walaalaha ah ee
nabada ku wada nool ku abuurin colaad iyo dhibaato hor leh.
1. Suldaan Siciid
Suldaan C/salaan Suladaan Max'ud
2. Suldaan C/lahi
Cartan Faarax
3. Garaad C/lahi Cali
Ciid
4. Ugaas Ibraahim Cali
Shibiin
5. Nabadoon Max'ed
Ismacil
6. Nabadoon Hassan
Cali Hassan
7.
Nabadoon Warsame Daahir Ciise
8.
Nabadoon Hassan Awaare Caraale
9.
Nabadoon Muuse Cali Faatax
10 Nabadoon Bashiir
ducaale
11. Nabadoon Max'ud C/lla
Dabshid
12. Nabadoon Max'ed
Hassan Cumar
13. Nabadoon
Jaamac Carab Cashuur
14. Nabadoon
Jaamac Warsame Cirrobe
15. Nabadoon Yaasiin
Cali Muuse
16. Nabadoon Max'ud
Siciid
17. Nabadoon Hassan
Faarax Max'ud
18. Nabadoon Cabdi
Farax Cali
19. Nabadoon Cabdi
Shire
20. Nabadoon Axmed
Siciid Madaxay
21 Nabadoon Cali Cabdi
Cali
22. Nabadoon C/lahi
Abdi Ibraahim
23. Nabadoon Max'ed
Xawar Ahmed
24. Nabadoon Max'ed
Hassan
25. Nabadoon Max'ud
Max'ed Muuse
26. Max'ed Muuse Nuux
27 Nabadoon. Axmed Cabdi Indhayare
28 Nabadoon C/lahi
Max'ed Hassan
[Column]