19 May 2007 04:29

SOMALIA WATCH

 
SW News
  • Title: [SW News] THIS JUST IN 
  • Posted by/on:[AMJ][Wednsday, May 30, 2001]

IT IS OFFICIAL:

 
NO REFERENDUM WILL BE HELD IN IN SOOL, EASTERN SANAAG AND THE DISTRICT OF BUUHODLE TODAY.

 

REPEAT:


 NO REFERENDUM WILL BE HELD IN IN SOOL, EASTERN SANAAG AND THE DISTRICT OF BUUHODLE TODAY.
____________________________________________________________________________________________________________
 
 
LINKS TO THE STORY:
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
____________________________________________________________________________________________________________
 
 

Warsidaha         Puntland             Tirsi 94-aad            Khamiis                     31/05/2001                   

BAAQ AY SOO SAAREEN BEELAHA SANAAG-BARI
 

26/05/01-da… WARSIDAHA…Sanaag-Bari

baaq ay soo saareen Beelaha Sanaag-Bari, baaqaas oo ku kala socday dhammaan cidda ay khusayso ayaa wuxuu u qornaa sidatan:-

 

KU: UN Secretary General                                                           New York

KU: UN Secretary General Reprehensive                                     Nairobi

KU: IGAD                                                                                          Djibouti

KU: O.A.U                                                                                         Addis Ababa

KU: BBC Somali Section Bush House                                     London

KU: Jaalliyadaha Warsangeli ee Dibaddaha ku nool                      

 


 

UJEEDDO: BAAQ BEELEED


 

Haddii aannu Beelaha Warsangeli ee Sanaag-Bari deggan waxaanu halkan ku cadeynaynaa inaanan ka tirsanayn  Maamulka la magac baxay Somaliland ee M.I.Cigaal madaxda ka yahay,mana ogolin inaannu Soomaliya ka goosano.

Sidaa darteed, waxaanu Caalamka la socodsiinaynaa inaan Aftida Dastuurka Cigaal wado haba yaraatee na loo keeni karin.

Waxaannu aad uga digeynaa innaanan nabadgelyada iyo xasilloonida Deegaamada taal waxba loo dhimin,ugu danbeyn waxaannu Caalamka u sheegeynaa innaanu ka tirsanahay Dawlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya inta laga gaarayo Qaran Soomaaliyeed.

Baaqaas Dadka saxiixay tiradooddu waxay dhan tahay ,108,Qof 


 

1.      Ismaaciil Suldaan       Maxamuud Cali Shire

2.      Jiif Caaqil Xasan Cali Xasan

3.      Jiif Caaqil Maxamuud Ismaaciil  Cabdi  Qoobeey

4.      Jiif Caaqil Jaamac  Warsame Faarax

5.      Jiif Caaqil Maxamed   Xasan Cumar

6.      Jiif Caaqil Yaasiin Cali Muuse

7.      Jiif Caaqil Muuse Cali  Faatax

8.      Jiif Caaqil Xasan Awaare Caroole

9.      Jiif Caaqil C/qaadir Maxamed Muuse

10. Jiif Caaqil Bashiir Ducaale

11. Jiif Caaqil Maxamed Muuse Nuux

12. Jiif Caaqil Maxamuud Cabdalle Maxamuud

13. Jiif Caaqil Jaamac Maxamed Cashuur

14. Jiif Caaqil Warsame Dalmar Ciise

15. Jiif Caaqil Cabdi Faarax Cilmi

16. Jiif Caaqil Cali Cabdi Cali Madax

17. Jiif Caaqil Maxamed Siciid Cabdi

18. Jiif Caaqil Xasan Faarax Maxamuud

19. Jiif Caaqil Axmed Maxamed Xasan

20. Jiif Caaqil Axmed Askar Cali Shire

21. Jiif Caaqil Axmed Suudi  Ducaale

22. Jiif Caaqil Bashiir Siciid  Ibraahim

23. Jiif Caaqil Maxamed  Axmed Sheekh Leben

24. Jiif Caaqil Jaamac Xirsi Faarax

25. Jiif Caaqil Maxamed Cali Cabdi

26. Jiif Caaqil Maxamuud Axmed Yuusuf

27. Jiif Caaqil C/laahi Cabdi Ibraahin

28. Jiif Caaqil Maxamuud Xasan Maxamuud

29. Jiif Caaqil C/laahi Maxamed Xasan

30. Jiif Caaqil Cabdi Shire Maxamed

31. Jiif Caaqil Yuusuf Shire Careysanne

32. Jiif Caaqil Axmed Siciid Madaxeey  

33.  Jiif Caaqil Saxardiid  Cali    Cumar

34.  Jiif Caaqil Xuseen Gurxan Geedi

35.  Jiif Caaqil Maxamuud Nuur Jibriil

36.  Guurti Caaqil Saalax Garaad Cali Shire

37.  Guurti Sheekh Axmed Yuusuf Maxamed

38.  Guurti Cali Cabdi Aw Jibriil

39.  Guurti Ciise Sar Shalmad

40.  Guurti  Maxamed Cabdi Xaaji Dabshid

41.  Guurti  Maxamed Liib- aan Carab

42.  Guurti Axmed Saalax Maxamed Dhahar

43.  Guurti Axmed Taajir Cali  Maax

44.  Guurti   C/casiis  Maxamuud Suldaan C/salaan

45.  Guurti Aadan Xaaji Siciid

46.  Guurti Maxamuud Maxamed Jibriil Madoobe

47.  Guurti C/laahi Cabdi Nuur Cawl

48.  Guurti Cali Cabdi Cali

49.  Guurti Cabdi Maxamed Cabdi Gaas

50.  Guurti Cali Maxamuud Maxamed

51.  Guurti Cali Ducaalle Yuusuf

52.  Guurti Siciid Xasan  Maxamuud

53.  Guurti Aaadan Cabdi Jaamac

54.  Guurti Khaliif Ducaalle Sugulle

55.  Guurti C/rashiid Maxamed Nuur

56.  Guurti Cawad Yuusuf Cimi

57.  Guurti Cali Axmed Cigaal

58.  Guurti Sheekh Axmed Cismaan Xirsi

59.  Guurti Yuusuf Xaaji Warsame

60.  Guurti Cali Muuse Xaad

61.  Guurti Maxamed Siciid

62.  Guurti Maxamed Cali Maxamed Gancir

63.  Guurti Xasan Jaamac Dhegood

64.  Guurti Axmed Xasan Maxamuud

65.  Guurti C/salaan Axmed Ciise

66.  Guurti C/salaan Xirsi jaamac Axmed

67.  Guurti Sugule Maxamed Ismaaciil Qoobey

68.  Guurti Cali Maxamed Ducaale

69.  Guurti C/raxmaan Aw-Cali

70.  Guurti Maxamuud Faarax Cismaan

71.  Guurti Sh. C/Qaadir Axmed Ismaaciil

72.  Guurti Sh. Saciid Cismaan Cali

73.  Guurti Sh. Ismaaciil Maxamed Awaare

74.  Guurti Sh. C/Laahi Maxamed Xasan

75.  Guurti Sh. Maxamuud Macallin

76.  Guurti Sh. C/Laahi Dheere

77.  Guurti Cawad Cabdi Ducaale

78.   Guurti Xaaji Axmed Barre Dhunkaal

79.   Guurti Xaaji Cumar Axmed Bulqaas

80.   Guurti Xaaji Cismaan Axmed Bulqaas

81.   Guurti Xuseen Saalax Warsame

82.   Guurti Maxamed Siciid Cali

83.  Guurti Maxamuud Axmed Suldaan Maxa-muud

84.  Guurti Axmed Ciise Cashuur

85.  Guurti Cali Muuse Kala-Go’an

86.  Guurti Muuse Jaamac Xasan

87.  Guurti Siciid Maxamed  Cali

88.   Guurti Axmed Maxamed Faarax

89.   Guurti Maxamed Ciise Maxamed

90.   Guurti C/Kariin Maxamed Xasan (Kufur)

91.   Guurti Cawil Nadiif Maxamuud Cali Shire

92.   Guurti Maxamuud Xasan Nuur Suldaan

93.   Guurti Xaamud Liibaan Carab

94.   Guurti Haaruun Maxamed Faarax

95.   Guurti Saalax Muuse Liibaan

96.   Guurti C/Salaan Maxamed Muuse

97.   Guurti C/Risaaq Maxamed Muuse

98.   Guurti Maxamuud C/Laahi Maxamed

99.   Guurti Daahir Jaamac Aadan Gaas

100.      Guurti Jaamac Cabdi Aadan Gaas

101.    Guurti Xaamud C/Laahi Maxamed

102.    Guurti Aadan Jaamac Jibrii

103.      Guurti Yuusuf Dirir Maxamed

104.    Guurti Cawil Ciise Raagge

105.   Guurti Axmed Maxamuud Cali (Jeeni-Taag)

106.    Guurti Cabdi Xaaji Cilmi

107.   Guurti Maxamed Faarax Furrin

108.    Guurti Cawad C/raxmaan Xirsi:


[ News]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:16 AM. Webmaster HomePage