19 May 2007 04:30

SOMALIA WATCH

 
Country
  • Title: [SW Country] (Garowe- PL) Beenin Gudi Wax been Abuuray
  • Posted by/on:[AAJ][25 June 2001]

 

Ku: Golaha Xukuumada Puntlaand                                                     Garowe

Ku: Golaha Wakiilada Puntland                                                             Garowe

Ku: Isimada Puntland                                                                               Garowe

Ku: Saxaafadaha Madaxa banaan                                                           Fadhiyadooda

Ku: Raadiyo Galkacayo                                                                            Fadhigiisa

 

                                                                                                            22/6/2001

Ujeeddo: Beenin Gudi Wax been Abuuray  

Anagoo ah wax garadka Gobolka Nugaal ee jecel nabad galyada Xasiloonida wada jirka iyo horumarka Deegamada puntlaand oo dhan waxaan halkaan idiinku sheegaynaa in nimaanka is ku maga caabay Gudiga Maxamuud Saleebaan ee Gobolada Mudug, Nugaal, Bari aysan waxba ka jirin tahayna Meel ka dhac beeleed taa soo loola jeedo xaalad abuur la dhex dhigayo dadka walaalaha ah ee Reer puntland waxaana raali galin u gudbi naynaa dhamaan dadka Reer puntland dal iyo dibadba waxaan leenahay Puntland maaha Reer , ee waa dadka ku nool shanta gobol iyo Deegaanka Buuhoodle ciduudoono haku abtirsadee. 

Sidaa darteed, wixii meel ka dhac ku ah dadka isir wadaaga ah ee Reer Puntland waxaa is ka leh ninkii layimaada cidna  kuma matalo.

 Talo soo jeedin

Isimada waxaad tihiin ku wa Xambaarsan masuuliyada shacabka horayna uga shaqayn jiray Nabda iyo Xasiloonida Gobolada Puntland waxaan idiin soo jeedinaynaa inaan maanta ka saartaan caqabada jirta idinkoo eegaya daruufaha jira go’aana ku qaadataan wax alaaale wixii aad xal bidaan anana waa idinku taageeraynaa waana idinku kal soonahay .

Digniin

Waxaan u digaynaa cid alaale cidii isku dayda inay khalkhal ka abuurto magaalo Madaxda Puntland inaa naan u dulqaadan doonin kana qaadayno talaabo anagoon u eegayn ( qabiil) .

 

Wabilaahi Towfiiq

 

Saxiixa Nabadoonada

  1. Cali Guure Ciise
  2. Cabdulaahi Aadan Maax
  3. Maxamed Jaamac Maxamed (Maxamed Daahir)
  4. Careef Jaamac Dheere
  5. Cabdi Cali Qarjab
  6. Farax Aadan Siciid
  7. Ayax Cali Halow
  8. Maxamed Faarax Bulay
  9. Maxamed Faarax Wahaab
  10. Faarax Xirsi Cawl
  11. C/salaan YuuSuf Cali
  12. Siciid Bardacad
  13. Axmed Faarax (Adan)
  14. Xirsi C/raxmaan Kulan
  15. C/risaaq X. Axmed
  16. Maxamed Xasan faarax
  17. Faarax Xirsi jirde
  18. Jaamac Samtar Faarax
  19. Warsame Cismaan Raage
  20. Salaad Ganey

 

Saxiixa Samadoono

 

  1. Yuusuf Cilmi Mataan
  2. Diiriye Muuse Mataan
  3. Axmed Cimaan (Xaqmajiro)
  4. Cali Faarax warfaa
  5. C/laahi Xasan Awciise
  6. Xuseen C/qaadir Muuse (Xuseen Jaahirl)
  7. Maxamed Muuse Guud xiiir
  8. Axmed Maxamed Cilmi
  9. Maxamuud Maxamed cali
  10. Jaamac Yuusuf Maxamed
  11. Jaamac Samatar Guuleed (Dhegay)
  12. Ciise Faarax Nuur
  13. C/qaadir Cabdi Beergaal
  14. Saleebaan Diiriye Maxamed
  15.  Cali Bare Ciise
  16. Cabdi Xirsi Cali
  17. Cumar C/laahi Faroole
  18. Maxmed Cabdi Cismaan
  19. Cawil xasan Tooxyare
  20. Cabdi Jaamc Cilmi
  21. Daahir C/qaadir  Muuse ( Daahir Ciiro)
  22. C/laahi Maxamed Nuur
  23. Burhaan Aadan Xaad
  24. Bashiir Jaaamac Yuusuf
  25. C/laahi Ciise Cumar
  26. C/wahaab Gaacshe
  27. Daahir Jaamac C/raxmaan
  28. C/nuur Jaamac (jookar)
  29. Maxamed Warsame
  30. Abshir Cali Halow

 

 


[Country]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:17 AM. Webmaster HomePage