SW - Garowe, 27 June, 2001 - Puntland State
House of Representatives has voted to extend the PL government mandate by another 3 years.
Sources reported that, in a session attended by of 59 out of the 66 assembly members, 42
deputies voted in favor of the 3 years extension. Sources add that government mandate
extension of 6 months to 5 years have been considered by the House.
Barlamaanka Puntland ayaa u codeyey in Dawladda loogu daro sadex sano
SW - Galkayo 27 June
01 - Barlamaanka Puntland ayaa u codeeyey in Dawladda loogu daro sadex sano oo ka
bilaabata 1 July 2001. Sida uu maanta baahshay Radio Gaalkacyo, Baarlamaanka
Dawladda Puntland ayaa maanta u codeyey inta ay noqoneyso waqtiga xilka dawladdu sii
haynayso. 59 mudane oo kalfadhiga maanta fadhiyey ayaa 42 kamid ah isku raaceen in sadex
sano loogu daro dawladda. Eng. Yuusuf Xaaji Siciid Guddooomiyaha baarlamaanka
Puntland ayaa ku dhawaaqay in laga bilaabo 1 July ay dawladda u bilaabanayso waqti
cusub oo sadex sano ka kooban.