Garoowe, Juun 30, 2001
MADAXWEYNAHA DAWLADDA
PUNTLAND,
MARKUU ARKAY Axdiga Dawladda,
MARKUU ARKAY Go'aankii Golaha
Wakiillada ee Juun 27, 2001,
WUXUU AMRAY:
In Dastuurkani uu yahay kan rasmiga ah
ee Dawladda Puntland aftida ka hor, sidaa awgeedna Faafinta Rasmiga ah lagu soo saaro.
Cabdullaahi Yuusuf Axmed
Madaxweynaha Dawladda