19 May 2007 04:28

SOMALIA WATCH

In Association with Amazon.co.uk

 
Country
  • Title: [SW Country] (APL) Baaq Nabadeed ay soo Saareen Madax Dhaqameedyada Gobolka Sool
  • Posted by/on:[AAJ][28 Aug 2001]

 

Baaq Nabadeed -  Madax Dhaqameedyada Gobolka Sool -   27/08/2001

Ku:Dhamaan Isimada Puntland

Ku:Waxgaradka Beelaha Puntland

Ujeedo: Baaq Nabadeed.

Ka dib Markii ay dhacday Burbur ku yimid maamul Goboleedkii Puntland, loona arkay inay lagama maarmaan tahay jiritaanka Puntland, waxaa shir iyo wada tashi yeeshay Isimo iyo wax garad ka tirsan beelaha Gobolka Sool.

Waxayna Go'aamiyeen baaqaan hoos ku xusan:

  1. In loo arko inay tahay jiritaanka Puntland Muqadas.

  2. In wax kasta laga horumariyo nabadaynta iyo midaynta beelaha Puntland.

  3. In laga digtoonaado wax kasta oo keeni kara Nabadgalyo xumo.

Isimada soo saaray baaqaan waa kuwa hoos ku qoran.

  1. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

  2. Ugaas Cabdillaahi Ciise Nuur

  3. Garaad Cali Buraale

  4. Maxamed Garaad Ismaaciil(Wakiil)

Waxaa faxkii ka soo bixi waayay magacyo kale oo ku jiray Isimada Soo saaray baaqaas nabadeed.

 


[Country]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:16 AM. Webmaster HomePage