19 May 2007 04:15

SOMALIA WATCH

 
SW News
  • Title: [SW News] (Jamhuuriya) Suldaan A/Qadir: " We Renounce Our Recognition"
  • Posted by/on:[AMJ][Tuesday, October 24, 2000]

SULDAN MAX’D C/QADIR OO BEDDELAY MAWQIFKIISII.

Djibouti(jam)Suldaan max’d C/qadir ayaa sheegay in uu ka baxy golihii barlammaanka isla markaana kala noqday kalsoonidii uu siiyay dawladda somaliwayn. Suldaanku wuxu sheegay in uu ka cadhooday hadal uu C/qasim ku sheegay in aanu ogolayn gooni isu taagga Somaliland.

Suldaanku wuxu sheegay in sababta uu uga qaybgalay shirka ay ahayd in koonfuri dhisato dawladdeeda kadibna la wada hadlo. Waxa kale oo uu intaa ku daray suldaanku in ay isla ogaayeen C/qaasim in uu sugo inta ay ku dhawaaqayaan dawladdooda.

http://www.jamhuriya.com/multinl/story.cfm?ID=302&NLID=2

    

[ News]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:03 AM. Webmaster HomePage