Somali
Local Administrations Call for Renegotiation
and
Region-based Confederation
GALKAIO,
Oct. 27, (PUNTIN-http://www.puntin.org/) - Puntland and the
leaders of RRA Dr, Hassan Mohamed (Shatigudud), and SPM, General
Adam Abdullahi Nur (Gabyow) held talks in Garowe, the capital city
Puntland on October 26, 2000. These talks were aimed at
reconvening a new Somali reconciliation process, following the
Djibouti-sponsored Somali peace process, which these leaders had
boycotted or pulled out of it and many of whose participants
renounced later. In a joint communiqué issued by the three
leaders after two days talks under the chairmanship of the of the
Puntland leader, Abdullahi Ahmed Yusuf, the three leaders proposed
a federal Somalia should be constituted from four main
confederates related to the clan confederates or political
groupings, namely, Puntland, Somaliland, Central Regions and
southwest confederates which comprises six regions – Bay, Bakol,
Gedo, Lower Shabelle, Upper Jubba and Lower Jubba.
The leaders also
stressed that only local administrations that have the mandate and
the trust of their people should participate. This would lay the
foundation for a basis of practicable Somali reconstitution.
The leaders agreed on
forming a technical committee for the preparation of federal
constitution that will be discussed and finalized by the
participants of the proposed conference, and called on other
factions to withdraw the clan territories seized during the civil
war as a precondition for participation in the new reconciliation
process.
Some other faction
leaders, who were not present at the meeting, welcomed the
proposal. According to AFP, the chairman of the Southern Somali
National Movement (SSNM), Abdullahi Sheikh Ismail, who is in
Nairobi had endorsed the outcome of the Garowe meeting. Ismail
also appealed to the international community to show political and
diplomatic restraints in Somalia and not to extend financial
assistance to Somalia that could be used to perpetuate violence in
the war-torn Horn of Africa nation.
Here below is the text
of the Garowe meeting.
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
25/10/2000
SHIRKA
SADDEX GEESOODKA AH EE PUNTLAND, RRA & SPM
Shir
ay isugu yimaadeen waftiga RRA oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Dr.
Xasan Maxamed Nuur (Shaati-guduud) oo dhawaan yimid Puntland,
Guddoomiyaha SPM Aadan C/llaahi Nuur (Gabyow) iyo Madaxweynaha
Dawlad Goboleedka Puntland Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa
lagu go'aamiyey in laga wada hadlo mustaqbalka iyo horumarka
Somaaliya. <?XML:NAMESPACE PREFIX = O />
Waxaa
Madaxdu isku raacday in si faahfaahsan loo guda galo Ajendaha hoos
ku xusan: -
AJENDAHA
- DHISMO
MAAMUL GOBOLEEDYO IYO HIRGALINTA HANAANKA FEDERAALKA.
- KA
BIXITAANKA GOBOLADA LA HAYSTO.
- QABASHO
GUDDI FARSAMO OO U GOGOL XAARA SHIRWEYNE SOOMAALIYEED IYO
DIYAARINTA DASTUURKA SHIRWEYNAHA.
- SHIRWEYNE
LOO DHANYAHAY EE DIB-U-HESHIISIINEED OO LAGU QABTO WADANKA
GUDIHIISA.
- CIDA
SHEEGANKARTA MAS'UULIYADDA GUUD EE SOOMAALIYA.
- RRA,
SPM, SNF & SSNM OO SAMAYNDOONO MAAMUL GOBOLLEED.
- JOOGTAYNTA
XIRIIRKA PUNTLAND, RRA IYO SPM.
Maanta
oo ay taariikhdu tahay 26-10-2000 waxaa shir isugu yimid Dawlad
Goboleedka Puntland iyo ururada RRA iyo SPM, waxayna ka wada
hadleen Ajendaha kor ku xusan.
Waxaa
fadhiga shirka shir-gudoon loogu doortay Madaxweynaha Dawlad
Goboleedka Puntland Md. C/llaahi Yuusuf Axmed
GO'AANNADA SHIRKA SADDEX GEESOODKA AH EE
PL, RRA & SPM
1.
Dhismaha
Dawladda federaalka ah ee Soomaaliyeed, waa inuu ka soo bilowdaa
Dawlad goboleedyo sidan ah: -
a.
Dawlad
Goboleedka Puntland.
b.
Dawlad
Goboleedka Waqooyi-galbeed (Somaliland)
c.
Dawlad
Goboleedka gobolada dhexe, iyo
d.
Dawlad
Goboleedka Koonfur Galbeed
q
Dawlad
Goboleedka Koonfur-galbeed, wuxuu ka koobnaan doonaa:
;
Shabeelada
hoose
;
Bay
;
Bakool
;
Gedo
;
Jubada
hoose, iyo
;
Jubada
dhexe.
q
Dhismaha
Dawlad goboleedka Koonfur-galbeed waxaa ka qayb qaadan doona
Ururada RRA, SPM, SNF iyo SSNM, iyadoo la tixgelinayo xuquuqda
dadka deegaanadaas ku nool oo dhan.
q
Ka
hor dhismaha Dawlad Goboleedka Koonfur-galbeed, waa in shacabka ku
nool goboladaas oo dhan la wacyi-galiyaa, loona diyaariyaa,
lagalana tashadaa dhismaha Dawlad goboleedka.
2.
-
In la qabto shirweyne dib-u-heshiisiin Soomaaliyeed.
-
Shirweynaha
ka horna la magacaabo guddi farsamo oo soo diyaariya dastuurka
Dawladda federaalka ah.
-
Shirweynaha
waxaa ka soo qaybgalaya ergooyin ka socda Dawlad Goboleedyada.
-
Dawlad
Goboleedyaduna waa in ay noqdaan kuwa shacabkoodu soo doortay.
-
Shirweynaha
dib-u-heshiisiinta waa in lagu qabtaa dalka gudihiisa.
3.
Inta
laga gaarayo, shir ay u dhan yihiin Dawlad Goboleedyada
Soomaaliyeed ee hadda jira iyo kuwa dhawaan la dhisi doono,
shirkaasna lagu dooran doono dawlad dhexe ee federaali ah, cid
sheegan karta mas'uuliyad guud ee Soomaaliya ma jirto.
4.
Waxaa
la magacaabay xoghayn joogta ah, oo ka shaqaynaysa hawlaha
xiriirka iyo shirarka Dawlad Goboleedka Puntland iyo ururada RRA,
SPM, SSNM iyo SNF.
Baaq
Gaar ahaaneed
Waxaan
beelaha Soomaaliyeed ee xoogga ku haysta deegaan/deegaamada aysan
lahayn ugu baaqaynaa in ay si nabad ah uga baxaan, kuna noqdaan
deegaamadooda, si uu u abuurmo jawi is-aaminaad iyo wada shaqayn
ah, la isagana ilaaliyo inuu dagaal sokeeye dib u bilowdo-taasoo
fududaynaysa dhismo dawlad dhexe oo federaali ah ee Soomaaliyeed.
Waxaan
kaloo ugu baaqaynaa in si dhakhso ah looga dhiso Dawlad Goboleedyo
meelaha aysan wali ka jirin.
Sidoo
kale waxaan Dawladdaha daneeya arrimaha Soomaaliyeed & ururada
IGAD, Arab league, OIC, OAU, UN & dhammaan bulshada caalamku
inay gacan siiyaan Dawlad Goboleedyada hadda jira iyo kuwa dhawaan
la dhisi doono, si ay u suurtogasho in la dhiso Dawlad
Soomaaliyeed ee Federaali ah, oo loo dhan yahay.
Cabdullaahi
Yuusuf Axmed
Madaxweynaha
Dawladda
Dr.
Xasan Maxamed Nuur (Shaati-guduud)
Guddoomiyaha
Ururka RRA
Gen.
Aadan C/llaahi Nuur (Gabyow)
Guddoomiyaha
Ururka SPM