19 May 2007 04:15

SOMALIA WATCH

 
Country  
  • Title: [SW Country] [Xiddigta Banaadir] Qabiilada Xubnaha 'Dawlada Ku Meel Gaarka ah''  For the Records.
  • Posted by/on: [AAJ][3 Nov 2000]

 

Isniin   30-ka Oktoobar 2000.   XIDDIGTA BANAADIR   Cad. 569-aad   San. 5-aad    Bogga  5-aad

 

Magacyada Golaha Cusub Ee Wasiirada Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan

Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee ka dhalatay shirkii Carta ayaa Sabtidii 28/10/00 la dhameystiray dhismaheedii, dowladaas oo qaab qabiil lagu saleeyay awood qeybsigeedii waxaa beeluhu u kala qaateen qaab isu dhow inkastoo beelaha qaarkood ay ka heleen saami aad u wanaagsan, guud ahaan dowladaasina waxay beeluhu ugu kala horeeyaan sidan:

BEESHA HAWIYE

Beesha Hawiye waxa ay dowlada ka heshay Madaxweyne, 8-Wasiir, 10-Wasiir ku xigeen oo ay u dheer tahay Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho, Waxayna kala yihiin:

C/qaasim Salaad Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya

H/Gidir =Ceyr=

Daahir Sh. Max’ed-Dayax-

W/Arrimaha Gudaha

Agbaal =Harti=

C/qaadir Maxmed Madaxey

W/Sayniska & Tiknolojiyada

Abgaal  =Waceysle=

C/laahi Gacal Cabdi

W/Dib u dhiska & Dejinta

Xawaadle =Agoon=

C/wahaab Macalin Max’ud

W/Xanaanada Xoolaha

Gaaljecel =Abtisame=

C/weli Jaamac Warsame

W/Dekadaha & Gaadiidka Badda

H/gidir  =Sacad=

Axmed Sh. Max’ud (Amoore)

W/Caafimaadka

Murusade=Sabti=

Khadiija Cosoble Cali

W/Dowlaha xafiiska Wasiirka koowaad

Abgaal =Warsangeli=

Axmed Diiriye Max’ed

W/Dowlaha xafiiska Wasiirka koowaad

Dububle  =Aarsade=

 

Wasiir ku xigeenada ay heleen beelaha Hawiye waxay kala yihiin:

Xuseen Cabdulle Cali

W/Ku xigeenka Maaliyadda

H/Gidir  =Saleebaan=

Maxamed Cali Xasan

W/Ku xigenka Macdanta & Biyaha

H/Gidir =Ceyr=

Maxamud Max’ed Maxamud

W/Ku xigeenka Arrimaha gudaha

Duduble

Ibraahim Axmed Gaabow

W/Ku xigeenka Horumarinta & Iskaashiga gobolada

Abgaal =Wacaysle=

Cusmaan Maxamuud Dufle

W/Ku xigeenka Caafimaadka

Muddulood =Ujeejeen=

Maxamed Abuukar Daahiye

W/Ku xigeenka Tacliinta sare

Gugundhabe =Jajeelle=

Cali Maxamuud Caraale

W/Ku xigeenka Warfaafinta

Xawadle=Cali Madaxweyne=

Cali Cadaawe Geedi

W/Ku xigeenka Ganacsiga

Murusade =Foorculus=

Maxamuud Maxamed Shiil

W/Ku xigeenka Cadaalada

Sheekhaal =Looboge=

Xaawo Cabdi Dhiblaawe

W/Ku xigeenka Shaqada & Isboortiga

Hawiye =Xaskul=

 

Cali Ugaas C/lle

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Abgaal =Wacbuudhan=

C/laahi Muuse Xuseen

Duqa Magaalada Muqdisho

Abgaal =Wacbuudhan=

 BEESHA DAAROOD

Beesha Daarood waxay dowlada ka heshay Ra’iisal Wasare, 7-Wasiir, 11-Wasiir ku xigeen oo kala ah:

Cali Khaliif Galeyr

Wasiirka koowaad

Dhulbahante=Faarax Garaad=

C/laahi Boqor Muuse

W/Gaashaandhigga

Majeerteen =Cusman Max’ud=

Xasan Abshir Faarax

W/Macdanta & Biyaha

Majeerteen =Ciise Max’ud=

Xasan Faarax Xujaale

W/Iskaashiga Gobolada

Ogaadeen =Cawlyahan=

Cabdi Guuleed Maxamed

W/Gaadiidka

Mareexaan =Reer Diini=

Sakariye Max’ud Sh.Cabdi

W/Warfaafinta

Leelkase

Cali C/raxmaan Xirsi

W/Horumarinta reer Miyiga

Daarood =Warsangeli=

Maxamed Daahir Afrax

W/Dowlaha xafiiska Wasiirka kowaad

Majeerteen =Cumar Maxamud=

 

 

Wasiir ku xigeenada la siiyay beesha Daarood waxay kala yihiin:

Maxamed Amiin C/llaahi

W/Ku xigeenka Arrimaha dibadda

Ogaadeen =Maxamed Subeyr=

Saciido Xaaji Bashiir

W/Ku xigeenka Maaliyadda

Majeerteen =Cusmaan Max’ud

Cabdi Shire Warsame

W/Ku xigeenka Qorsheynta Qaranka

Mareexaan =Reer Diini=

Cabdi Cali Xasan

W/Ku xigeenka Arrimaha gudaha

Mareexaan =Uurmidig=

Cali Nuur Cumar

W/Ku xigeenka Dekedaha & Gaadiid

Harti =Dhashiishle=

Caasha Axmed Cabdalla

W/Ku xigeenka Shaqada & Isbortiga

Daarood =Warsangeli=

Mire Xaaji Faarax

W/Ku xigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda

Majeerteen =Cali Saleebaan=

C/weli Xirsi Cabdulle

W/Ku xigeenka Howlaha guud

Majeerteen =Baciidyahan=

Maxamed Cumar Ibraahim

W/Ku xigeenka Beeraha

Mareexaan =Reer Xasan=

Khaliif Shire Warfaa

W/Ku xigeenka Xanaanada Xoolaha

Ogaadeen =Maxamed Subeyr=

Axmed Daahir Aadan

W/Ku xigeenka Beeraha

Dhulbahante

 

BEESHA DIGIL IYO MIRIFLE

Beelaha Digil iyo Mirifle waxay dowladda ka heleen Guddoomiyaha Baarlamaanka, 6-Wasiir iyo 5-Wasiir ku xigeen oo kala ah:

Cabddala Deerow Isaaq

Guddoomiyaha Baarlamaanka

Mirifle =Jilible

Sayid Axmed Sh.Daahir

W/Maaliyadda

Mirifle =Yantaar=

C/qaadir Max’ed C/raxmaan

W/Boosaha & Isgaarsiinta

Mirifle =Hadama=

Yusuuf Macallin Amiin

W/Beeraha

Mirifle =Liisaan=

Maxamed  Cali [Kalay]

W/Hidaha iyo Tacliinta Sare

Mirifle =

Maxamed Nuuraani Bakad

W/Kaluumeysiga

Digil =

Xuseen Max’ud Sh.Xuseen

W/Warshadaha

Digil =

 

 

Wasiir ku xigeenada beelaha Digil iyo Mirifle ay heleen waxay kala yihiin:

 

Cali Mursal Maxamed

W/Ku xigeenka Horumarinta reer Miyiga

Mirifle =Boqolhore=

Sheekh Aadan Sh. Maxamuud

W/Ku xigeenka Gaadiidka

Mirifle =Luwaay=

Saalim Caliyow Ibrow

W/Ku xigeenka Xannaanada xoolaha

Digil =Jiido=

Axmed Maxamed Nuur

W/Ku xigeenka dib u dhiska & dejinta

Digil =Bagadi=

Maxamed Macallin Ibraahim

W/Ku xigeenka Macdanta & Biyaha

Mirifle =Geledi=

 

BEESHA DIR

Beelaha Direed waxay dowladda ka heleen: Ra’iisal Wasaare ku xigeen 7-Wasiir, 7-Wasiir ku xigeen, waxayna kala yihiin:

Cusmaan Jaamac Cali

Ku-xigeen wasiirka koowaad

Isaaq =Habar yoonis=

Ismaaciil Max’ud Hurre

W/Arrimaha Dibadda

Isaaq =Cidagale=

Maxamed Warsame Cali

W/ganacsiga

Isaaq =[Habar awal=

Max’ed Meydhane Buraale

W/Waxbarashada

Isaaq =Habar jecle=

Maxamuud Cumar Faarax

W/Cadaaladda

Dirta Koonfureed

Xuseen Ceelaabe Faahiye

W/Qorsheynta

Gudabiirse =M.casse=

Siciid Maxamed Abokar

W/Howlaha Guud

Ciise

Xuseen Saalax Muuse

W/Dowlaha Madaxtooyada

Isaaq =Habaryoonis=

 

Wasiir ku xigeenada ay heleen beelaha Direed waxay kala yihiin:

Yuusuf Ibraahim Kaahin

W/Ku xigeenka Howlaha guud

Isaaq =Cidagale=

C/llaahi Jaamac Cali

W/Ku xigeenka Sayniska iyo Teknolojiyada

Isaaq =Habarjecle=

Maxamed Cabdi Cawad

W/Ku xigeenka Warfaafinta

Isaaq =Habaryoonis=

Cabdalla Boos Axmed

W/Ku xigeenka Dekedaha

Isaaq

Maxamuud C/raxmaan Xirsi

W/Ku xigeenka Boostaha & Isgaarsiinta

Ciise

Maxamed Barkhad Faarax

W/Ku xigeenka Boostaha & Isgaarsiinta

Godabirsi =Jabrilyonis=

Sheekh C/llaahi Macallin Max’ed

W/Ku xigeenka Cadaalada

Dirta koofureed

 

BEELAHA OTHERS

Beelaha Others-ka loo yaqaan waxay dowladda cusub ku leeyihiin 2-Wasiir, 5-Wasiir ku xigeen oo kala ah:

C/casiis Muqtaar Macalin

W/Shaqada iyo Isboortiga

Jareer

Burci Maxamed Xamsa

W/Dowlaha Arrimaha dibadda

Banaadiri =Shaanshi

 

Wasiir ku xigeenada ay heleen beelaha Others-ka loo yaqaan waxay kala yihiin:

Maxamed Maxamuud Xeyd

W/Ku xigeenka Gaashaan dhigga

Muusedheriyo

Jan. Ismaaciil Qaasim Naaji

W/Ku xigeenka Gaashaan dhigga

Carab =Yemeni=

Shariif Yuusuf Sombana

W/Ku xigeenka Kalluumeysiga

Banaadiri =Baajuun=

Axmed Maxamed Axmed

W/Ku xigeenka Ku xigeenka Waxbarshada

Carab Maxamud Saalax

Shariif Axmed Cabbaas

W/ku xigeenka Caafimaadka

Banaadiri =Asharaaf=

 

Akhrstayaasha sharafta leh waxaan uga cudurdaaraneynaa in 4-wasiir ku xigeen aanu heleeli weynay beelahooda waxaanan idin soo gudbin doonaa hadduu Alle idmo isla marka aanu helno.                                               Mahadsanidiin

 


[Country]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:03 AM. Webmaster HomePage