19 May 2007 04:16

SOMALIA WATCH

 
Country
  • Title: [SW Country] ( Galkayo - PL) Baaq ka soo Baxay Beesha Meheri
  • Posted by/on:[AAJ][01 Sept 2001]

Ku: Dhammaan Isimada, Odayaasha, Waxgaradka beelaha Puntland

Ku: Jaaliyadaha Dibadda ee Puntland iyo Jubba Land

Ku: Dhammaan saxaafadaha Puntland iyo dibaddaba

Og: Dhammaan Ummadd Soomaaliyeeed

Og: Qaybaha Beelaha Puntland

28/08/01  

Ujeeddo: Taageeridda Jiritaanka PL iyo Madaxbanaanida Jubba land  

Taariikhdu markay ahayd 22/08/01 shir ay isugu yimaadeen beesha Meheriga nabadoonadooda, waxgaradkooda, aqoonyahanadooda, Ganacsatadooda iyo culumaa’uddiinkooda shirkasoo socday muddo shan casho ah, kadib markay beeshu aragtay qalalaasaha ka taagan deegaamada Puntland markii la ogaaday dhagaraha cadowga oo kuna soo wajahan Puntland dibadda iyo gudaha, sida Qabsashadii Jubba land kuwaasoo ah kooxda Carta iyo kooxaha xag jirka ah iyagoo adeegsanaya dhaqaale iyo ciidanba si ay khalkhal u galiyaan daganaanshaha deegaamada PL, siday horay ugu qabsadeen Jubba land sidaa darteed beesha Meherigu waxay go’aan ku gaartay qodabadaan hoos ku xusan; - 

1.      Jiritaanka PL iyo madax banaanida Jubba land waa muqaddas.

2.      Waxaan taageersanahay talo soo jedintii isimadii hore oo tiradoodu ahaayeen 49 xubnood ahana aqlabiyadii isimada iyo kordhintii golaha xeer dajinta muddo saddex (3) sano ah.

3.      Waxaan soo jeedinaynaa cid kasta oo wax tabanysa in ay u soo marto qaab waafaqsan sharciga.

4.      Waxaan ugu baaqaynaa beelaha ku nool PL inay dhowraan nabagalyada xasiloonida Gudaha iyo Dibaddaba.

5.      Waxaan ku baaqaynaa in la’isugu yimaado wada tashi si loo saxo wixii khalad ah oo ka jira PL iyo Jubba land.

6.      In la xaq dhowro beelaha aan dariska la nahay.

7.      Haddii khilaafaad dhax maro beelaha dhaxdooda in lagu xaliyo wada xaajood iyo walaalnimo iyo qaab waafaqsan shareecada Islaamka.

8.      In si joogta ah looga hor tago cid alaale ciddii xasilooni darro ku abuuraysa PL.

9.      In beeshu mar walba heegan u tahay difaaca iyo horumarinta PL iyo Jubba land.

Odayaasha Saxiixay Go’aankan  

1.      Nabadoon Cali Barre Xuseen                      _____________________

2.      Nabadoon Khaliif Maxamuud Sugulle               _____________________

3.      Nabadoon Siciid Jaamac Yuusuf                _____________________

4.      Nabadoon C/Qani Siciid Cali                      _____________________

5.      Nabadoon Xasan Caalim Gowl                           _____________________

6.      Nabadoon Maxamed Xasan Dafar                  _____________________

7.      Nabadoon Tahliil Xaaji Aadan                        _____________________

8.      Samadoon Jaamac Diiriye Cabdi                  _____________________

9.      Samadoon C/Qaadir Faarax Xasan                 _____________________

10. Samadoon Xasan Cali Geele                         _____________________

11. Samadoon Cali Cabdi Xuseen                      _____________________

12. Samadoon Axmed Cabdi Xuseen                      _____________________

13. Samadoon Axmed Nuur Maxamuud Kooshin              _____________________

14. Samadoon Daahir Cabdi Cali                      _____________________

15. Samadoon Maxamed Seeraar                      _____________________

16. Samadoon Axmed Faarax Xasan                 _____________________

17. Samadoon Dhoofe Maxamed Daad                   _____________________

18. Samadoon Maxamed Xaashi Cumar Daad            _____________________

19. Samadoon Axmed Cabdi Xasan                        _____________________

20. Samadoon Warsame Xasan Faarax                _____________________

21. Samdoon Axmed Warsame Xasan                 _____________________

22. Samadoon Cabdi Maxmed Muuse                 _____________________

23. Samadoon Axmed Jaamac Barre                   _____________________

24. Samadoon Axmed Barre Cali                      _____________________

25. Samadoon Daahir Maxamed Barre                   _____________________

26. Samadoon C/Rishiid Xirsi Luqun                 _____________________

27. Samadoon Daahir Jaamac Barre                   _____________________

28. Samadoon Abuukar Axmed Barre                   _____________________

29. Samadoon Maxamuud Cali Ciid               _____________________

30. Samadoon Aadan Jaamac Kalli                           _____________________

31. Samadoon Siciid Jaamac Kelli                           _____________________

32. Samadoon Xuseen Jaamac Kelli                    _____________________

33. Samadoon Maxamed Siciid Kelli                    _____________________

34. Samdoon Maxamed Macallin Siciid                   _____________________

35. Samadoon Maxamed Macallin Daahir                _____________________

36. Samadoon Cali Suuri Xaaji Cali Boos                   _____________________

37. Samadoon Yaasiin Jaamac Yuusuf                _____________________

38. Samadoon Cali Cabdi Xasan                        _____________________

39. Samadoon Salaad Cadceed                          _____________________

40. Samadoon Maxamuud Maxamed Xasan          _____________________

41. Samadoon Daahir Cali Suuri                         _____________________

42. Samadoon Axmed Maxamed Macallin                     _____________________

43. Samadoon Axmed Muxyidiin Macallin               _____________________

44. Samadoon Maxamed Cadceed                          _____________________

45. Samadoon Cabdi Muuse Xaaji                           _____________________

46. Samadoon  C/Laahi Maxamed Ibraahim           _____________________

47. Samadoon Ibraahim Xaaji Maxamuud                 _____________________

48. Samadoon Siciid Cali Siciid                          _____________________

49. Samadoon Nuuraani Maxamuud Cartan          _____________________

50. Samadoon Cabdi Cali Cismaan                          _____________________

51. Dr Axmed C/Qaadir Cabdi Cali                      _____________________

52. Dr Maxamuud Cali Siciid                          _____________________

53. Eng C/Raxmaan Abshir Cabdille                     _____________________

54. Dr C/Raxmaan Jaamac Duulane                      _____________________

55. Dr Ismaaciil Maxamuud Cartan                 _____________________

56. Dr C/Laahi Maxamuud Cali                      _____________________

57. Samadoon C/Kaafi Maxamed Sharkoobiye        _____________________

58. Samadoon Jaamac Warsame Xasan                 _____________________

59. Samadoon C/Xakiin Jaamac Cabdi                  _____________________

60. Samadoon C/Wali Maxamed Xaaji                    _____________________

61. Samadoon Cabdi Cali Khaliif                        _____________________

62. Samadoon Axmed Xaashi Warsame                   _____________________

63. Samadoon Faarax Ismaaciil Warsame                   _____________________

64. Samadoon Axmed Maxamed Daad                   _____________________

65. Samadoon C/Risaaq Xasan Faarax                _____________________

66. Samadoon Siciid Xasan Faarax                       _____________________

67. Samadoon C/Rixiin Xaashi Cumar               _____________________

68. Samadoon Jaamac Duulane                            _____________________

69. Samadoon Cabdi Duulane                            _____________________

70. Samadoon Saalax Maxamed Kalli                    _____________________

71. Samadoon C/Risaaq Cumar Barre                   _____________________

72. Samadoon Faysal Mire Barre                          _____________________

73. Samadoon C/Laahi Daahir Cali               _____________________

74. Samadoon Maxamuud Ismaaciil Warsame            _____________________

75. Samadoon Bashiir Cabdi Maxamuud        ______                                                                                                   

 


[Country]

Copyright © 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:04 AM. Webmaster HomePage