19 May 2007 04:16

SOMALIA WATCH

 

Country
  • [SW Country](Gaalkacyo)  BAAQ CANBAARAYN ARGAGIXISA CAALAMKA: Posted on [08 Oct 2001]

QGW/DGPL/GGW071001//2001         Gaalkacayo, Oktoobar 7, 2001

  

Ku: Dhamaan Beesha Caalamka

 Ku:      Wakaaladaha Wararka 

Ujeeddo:        BAAQ CANBAARAYN ARGAGIXISA CAALAMKA 

 

     Waxaa Golaha Wakiilada Dawladda .Puntland canbaaraynayaan falalka argagixisonimada Aduunka cid kasta oo lug ku leh. 

     Waxaanan ka xunahay arrimaha fuusha xun ee ay Argagixisadu ka samaysay 11/09/2001 Wadanka Maraykanka kaas oo aan waafaqsanayn Diinta Islaamka iyo Bini aadminimada midna 

     Waxaa kale oo  Golaha wakiilladu uga digayaa Dadweynaha Puntland inay si taxder leh isaga ilaaliyaan soo dhexgalka Dadka ajaanibka ah ee sida sharci darada ah Dalka ku soo gala. 

     Cidkasta oo lagu helo wax ku lug leh arrimaha argagixisada waxaa loo aqoon san doonaa cadawga Dadka Aduunka u dhexeeya. 

     Waa in ay si deg deg ah uga baxaan Dalka Puntland Dadka sida sharci darada ah ku jooga ee ajanibiga ah. 

     Waxaan kaloo Aduunka ku wargalinaynaa  in ay san iska dhex gelin  Argagixisada iyo Islaanimada. 

     Waxaan aduunka ka codsanaynaa in gacan nalaga siiyo ka hortaga iyo wax ka qabashada Argagixisada. 

 

Dr. Yuusuf Xaaji Siciid

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada


[Country]

Copyright 1999 by somaliawatch.org.  All Rights Reserved.  Revised:  19 May 2007 05:04 AM. Webmaster HomePage