One of the Somali faction leaders opposed to the country's
interim government, Osman Hassan Ali Ato, has rejected plans for
a civilian United Nations peace-building mission.
The mission is intended to concentrate on aid and political
issues, but Osman Ato said in a BBC interview he would not
accept the proposal unless he was consulted, and warned the UN
against repeating the mistakes of the former peace-keeping
mission.
But he gave guarded backing to Yemeni reconciliation efforts,
saying the faction leaders had urged the Yemenis to convene a
reconciliation conference, aimed at forming a national unity
government backed by all Somalis. Osman Ato also said he had not
met the interim president, Abdulquasim Salad Hassan, who had
earlier said he was beginning talks with faction leaders opposed
to him.
From the newsroom of the BBC World Service
___________________________________________________________________________________
Somalia:
Mogadishu faction leader blasts UN special envoy
BBC
Monitoring Service - United Kingdom; Jan 18, 2001
Text of report by Somali newspaper Xog-Ogaal on 18 January
Uthman Ali Ato, who is one of the faction leaders opposed to
the transitional government set up in Arta [Djibouti], has
strongly condemned recent statements attributed to the UN
special envoy for Somalia [David Stephen], in which the envoy
reportedly said: "It is unacceptable that faction leaders
should continue to exist in Somalia now that Somalia has a
government."
"Stephen is wrong in making such comments. He should
stop interfering in Somalia. Somalis are free to set up an
organization or a government, if they so wish," Ato said.
It was irresponsible for someone in his capacity to make such
unhelpful remarks, Ato added.
Source: Xog-Ogaal, Mogadishu, in Somali 18 Jan 01 p 3
_____________________________________________________________________________________
_________________________________________________________________
Maxkamadda…
Muqdisho:
[Xiddigta Banaadir]
Maxkamadda
Islaamiga ah ee Ifka Xalan ayaa dib u soo ce-shatay tiknikadii
iyo Ciidamadii ay ku biirisay maleeshiyooyinka loo xareeyay
dowladda KMG ah kaddib markii dhowaan waxyeelo loo geystay
Maxkamadda oo dabl-ey hubeysan iyo qaar ka tirsan ila-alada
maxkamadaasi ay u dhaceen oo ay sii daayeen 48-maxbuus oo ku
xirnaa maxkamadaas.
Shir
degdeg ah oo ay yee-sheen mas'uuliyiinta maxkamadda ayaa lagu
go'aansaday inaysan maxkamaddu ka maarmin Ciidam-adii ay ku
biirisay dowladda, kuw-aasoo isla markiiba dib loo celiyay
iyadoo la bilaabay in si weyn loo xoojiyo loona soo nooleeyo
how-
shii
maxkamadaasi.
_____________________________________________________________________________________
Golaha Sare Maxkamadda Islaamiga oo ka hadlay…
Muqdisho, (Apress)-
Shir
ay isugu yimaaddeen maamulka Golaha Sare ee Maxaakiimta Islaamiga
oo looga hadlayey arrimaha xaaladda ciidammada Maxaakiimta
Islaamiga ee ka guuray goobo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo
weliba warar ay qoreen jaraa'idyada qaarkood ayaa lagu sheegay in
howlihii ay Maxkamadaha Islaamigu u hayeen ummadda Soomaaliyeed oo
ay ka mid ahaayeen la dagaalanka burcada, nadiifinta jidadka iwm
aysan marnaba istaagi doonin.
"Waxaan caddeynaynaa in wararka jaraa'idyadu ay qoreen aysan
maxaakiimta Islaamigu ka soo bixin isla markaana aan marnaba la
joojinayn howlihii Maxaakiimtu ay u wadeen bulshada" ayay
qoraalkooda ku yiraahdeen Golaha Sare ee Maxaakiimtu oo tilmaamay
sababta ay ciidammadooda tarabuunka uga guureen inay la xiriirto
xaalad gaar ah oo la soo gudboonaatay xarumaha Maxkamadaha iyo
sidii dib loogu habeyn lahaa nabadgelyadooda.
___________________________________________________________________________________
Ganacsatada…(WE
WANT OUR MONEY BACK, NOW, or you
will get an offer you can't refuse.
How about some crushed bones!)
Muqdisho:
[Xiddigta Banaadir]
Ganacsatada
Muqdisho ee taageerta dowladda KMG ah ayaa shirar is daba joog ah
oo muhiim ah lahaa maalmihii ugu danbeeyay iyadoo la sheegay inay
ka wada-hadlayeen taageerada ay siiyaan dowladda KMG ah ee dhinaca
dh-aqaalaha oo haatan sii socoto bishii afaraad.
Wararku
waxay sheegaya-an in ganacsatada dood adag ka yeelatay xilliga ay
dowladdu is bi-xineyso ee ay ka maarmeyso ku ti-irsanaanta
ganacsatada, waxayna ganacsatadu intooda badan soo jeediyeen in
bishan wixii ka danb-eeya ay dowladda la wareegto kh-arashkeeda,
inkastoo weli doodu socoto.
Sida
uu wargeyskan u she-egay mid ka mida ganacsatada waxaa laga yaabaa
inay ganacsat-adu isku raacaan joojinta taageera-dii dhaqaale ee
joogtada ay u siin jireen dowladda KMG ah, maada-ama dowladdu ay
soo gaareyso la-cag adag oo ay ku deeqday dowla-dda Sacuudiga.
_____________________________________________________________________________________
Lacag
malaayiin shillin Soomaali ah…
(
a very innovative way to get your money back)
Muqdisho,
(Apress)-
Koox burcad ah oo ka koobnaa 6 ruux kuna hubeysnaa hubka
fud fudud sitayna gaari Cressida ah ayaa shalay galab ay u suura
gashay inay dhacaan
23 milyan shillin Soomaali ah
oo ay lahaayeen ciidammada booliska ee saldhiga degmada Hodon.
Weerarkan ayaa ka dhacay aargada N0. 4 iyadoo taliyaha iyo taliye
ku xigeenka saldhiggaasi ay lacagtaasi ku wadeen gaari taksi ah
iyagoon wax qori ah sidan. Burcaddaas ayaa gaarigii taksiga ahaa
ku hor gooyey gaarigoodii, kaddibna rasaas hawada u furay kuna
qasbay taliyihii iyo ku xigeenkiisii inay gaariga ka degaan,
kaddibna ay boob ugu dhaqaaqeen lacagtii gaariga saarnayd, si
dhaqsi leh ayay goobtii kala carareen iyadoo qaar ka mid ah
lacagtii ku hartay gaarigana ay ku yaaceen dhallintii goobtaa ka
ag dhoweyd.
______________________________________________________________________________________
Beesha
Wadalaan
......
(OO
KALASOONIDII KALA NOQOTAY DKM
?
NOT!
Wadalaan
ayaa bee-nisay warar soo baxay oo sheegaya inay beeshaasi
kalsoonidii kala noq-otay dowladda KMG ah, waxayna waxgarad ka
tirsan beeshaas qoraal ay soo saareen ku sheegeen in war-kaasi
yahay been abuur aan sal lah-ayn oo ay ka danbeeyeen kuwo aan
xilkas ahayn. Beeshu waxay cadde-ysay inay taageersan tahay
dowla-dda KMG ah inkastoo laga qadiyay xu-bnihii Baarlamaanka ay
qadiye-en beelaha Hawiye ee aysan waxba u dhimin dowladda KMG ah,
waxa-yna cadeeyeen inay taageersan yihi-in dowladdaoo ay gacan
siinayaan, waxaana qoraalkaas dadkii saxiixay ka mid ahaa:
Ugaas
Caraaye Cadd-ow, Nabadoon Maxamed Cali Xay-eesi, Nabadoon Axmed
Naxar Max-amud, Nabaddoon Guudle Cusma-an, Dr. Maxamed Cilmi
Tooxow, Dr. Cali Caraaye Caddow, Dr. Xus-een Axmed Suuke, Dr.
Cusmaan Xaaji Cali Nuur, Dr.Cabdullahi Ax-med Ibraahim, Dr.
Cabdullahi Cara-aye Caddow, Dr. Cabdulqaadir Mu-use Maxamud iyo
xubno kale.