| Column |
|
- [SW Column] ( Sources) SIR CULUS - Kismayo, Gedo, SNF
iyo Abdirizak Isak Bihi :Posted on [7 Dec 2001]
|
Opinions expressed in this column
are those of the contributors and not necessarily those of SW.
> >>Subject: Ninkii kismaayo soo farageliya
waa nin Gedo soo > >>
> >>
> >>waxaan halkaan idiin ku soo gudbinayaa siyaasadda reerka
xoogga
> ku haysta kismaayo iyo sida ay isu wargelinayaan.wareesiga
guddomiyaha SNF:
> >>
> >>Waxaa kale oo aad muhiim iigu ahaa culeyskayga ugu badnaana
aan
> >>saarey inaan
> >>muujiyo in Gedo iyo Kismaayo ay isku mid yihiin, ciddii
inaga
> >>saaxiib nala ahna ay Kismaayo saaxiib la tahay, si aan uga
hortago
> >>taageero ciidan ee uu Kismaayo ku qabsado uusan ka helin
Moorgan.
> >>Raggii aan Kismaayo uga soo tagey oo aan ballanta lahayn,
oo
> >>markasta oo aan la xariiro ii xaqiijinayey inay ku
taagan yihiin ballantii
> ayaa
> >>dhibatooyin badan oo waji gabax leh igu sameeyey, tusaale
ahaan
> >>markuu
> >>Barre kala raacay dayuurad Xuseen Caydiid oo Libiya u
socday iyo
> >>markay
> >>sidey u cagajiidayeen uu baaqday kullan aan ku ballasanayn
inaan
> >>B/dheere ku yeelano.> >>
> >>
> >>Arrimahaas iyo wada shaqeyn xumo iga haysatay mar kasta
garabkii
> >>Buraale
> >>qaarkiis oo aan heshiiskaba daacad u ahayn, laakiin lagu
soo
> >>khasbay oo mar
> >>walba Kismaayo ku tilmaamayey inayan shaqo nagu lahayn,
cadowga
> >>Itoobiyana ay tahay ayaa markasta gilgilaysey kalsoonida
lagu
> qabi karo
> >>waxaan anigu aan sheegayo. Taasuna waxay miisaanka u
> kordhinaysey
> >>Moorgan
> >>oo ku rajo xumaa taageero uu u helo inuu Kismaayo dib awood
ugu
> >>qabsado,
> >>ilaa iyo markaan Harar kula soo shirnay dowladda Itoobiya.
> >>Wafdigii ka socdey maamulka Carta ee aan ka celinay
G/haarey iyo
> >>B/dheere aad ayuu u qaldanaa halis ayuuna dhammaanteen
nagaliyey. Haddii
> >>aanan anagu tilaabadaas qaadinna waxaa la adeegsan lahaa
kuwo aan dadkeena
> aanu tureyn isir-raacna ku sameeyo, qaar magaca Mareexaan
sheeganaya, ay
> >>la'socdaan. Saddex maalmood markuu guddigaas ka sii maqnaa
B/dheere ayaa
> waxaala raray ciidamadii Itoobiya ee joogay Luuqiyo B/xaawo.
> >>
> >>Dagaalkii uu Moorgan ugu socday inuu Kismaayo ku qabasado
wuxuu
> >>ka bilowday meel Bu'aale u dhow 26/7/2001, ayadoo ay miino
la
> kacday gaarigii uu Barre saarnaa. Anigu wakhtigaas Itoobiya ayaan
booqasho u
> >>joogey, laakiin Barre wuu ka warhayey in muddo ahba
diyaargarowga, wuuna
> >>sahladay, isagoo aad isugu kalsoon.
> >>Saacado ka hor bilowga dagaalka waxaa lagala hadlay
B/dheere,
> >>waxaana loo soo jeediyey inuu meeshaas dib uga baxo. Sidaan
kaddib maqlay
> wuxuu Bu'aale yimid Barre isagooo wata ciidan ka yar 90 nin iyo
dhowr tekniko
> ah oo ayaryar, waxaana meesha ka socday shir lagu dhisayey maamulka
> >>Gobolka Jubbada Dhexe ee hoos yimaada Maamulka Carta.
> >>
> >>Waxaana joogay koox fannaaniin ah ee Kismaayo laga keenay
oo uu
> ka mid ahaa Yuusuf Maradoon iyo Maxamed Ammiin oo Wasiir u ah
maamulka Carta.
> >>Markey qabsadeen ciidamadii Moorgan Bu'aale, waxay
dabagaleen
> >>ciidamadii Barre oo Jilib xageeda u baxsadey.
> >> Sida ay dadka qaarkiis ka dhageysteen BBC maalmahaas ayey
> >>Maamaulka Carta intii ah Harti ku dhawaaqeen in ciidamada
Moorgan ee SRRC ay
> >>xaq u leeyihiin inay guryahoodii oo horey xaqdarro looga
qaaday ama
> >>looga saarayay ku noqdaan.
> >>Sidaan maqlay kooxdii Mareexaan ee ka midka ahayd
maamulkaas
> waxaa ay u tageen C/qaasim Salaad, ayagoo yaab afka la-kala-haya,
wuxuu u sheegey inuu maamulka xukumo Cali Khaliif , isaguna uusan waxbo
ka qaban karin.Laakiin,inuu reerkiisa Cayr gurmad u weydiin doono,
sidaas ayaana la yeelay,haddana ay xaaladdu taagan tahay.
> >>Waxaa meeshaas ka soo baxay in labada kooxood ee Koofurta
Soomaaliya iskuhayey SRRC iyo Maamulka Carta oo Moorgan wada taageersan
ay la dagaalamahaan Mareexaan. Mareexan oo uu taageersan yahay qoyska
Cayr oo jagada C/qaasim Salaad si gaar ah u difaacaya keliya.
> >>
> >>Khatar kasta oo aan galnayba, nasiib wanaag, 7/8/2001, ayaa
Moorgan
dib looga saaray Kismaayo. Run ahaantii ciidamadiii la soo jabiyey si
xun ayey u burbureen,waana kala firxadeen iyaga iyo madaxdii wadateyna
midi midi kama raacin. Maxaabiis aad u badan ayaa Kismaayo looga qabtay
RRA iyo Harti, waana la siidaayey dhammaantood.
> >>Arrintaas magac sharaf leh ayey u soo hoysey Mareexaan,
gaar
> >>ahaanna RRA abaal weyn ayay u haysaa.
> >>Fashilka dagaalkaas wuxuu u gaystay RRA burbur weyn iyo
khilaaf,
> >>walina waa taagan yahay, aad ayeyna u adag tahay in ciidan
RRA ah u
mar danbe raaco Moorgan oo Mareexaan weerar ku ah.
> >>Dagaalku marku bilowday ayaan waxaan si cad u sheegay in
dadka
> >>Soomaaliyeed meel kasta ee uu joogo madaadiida siyaasadeed
ee lays
ku khilaafsan yahay ayan waxna daneynayn markii loo eego qabiilka,
siiba markii uu dagaal dhaco.
> >>
> >>TUSAALE:-
> >>
> >>Waxaan ka dhigay markii dhwaan Xuseen Caydiid lagu weeray
> dekadda Xamar waxaa u gurmadey wixii Sacad ahaa ee Xamar joogay, ha
ahaadeen kuwo taageerasan SRRC ama kuwa taageersan Maamulka Carta.
Sidoo kale dhammaan wixii Cayr ahaa waxay u gurmadeen Deelaaf meel
kasta oo ay siyaasad ahaan raacsannaayeenba.
> >>Waxaa kaloo aan sheegay inuu Mareexaan, meel kasta oo uu
joogo, uu
u arko in dagaalkaanu yahay Harti dooneysa inay awood isaga qabsato
Kismaayo, cid kasta oo ku taageertana uu u arko cadowkiisa.
> >>Waxaan kaloon sheegay in ka qayb galka RRA ee dagaalka,
iyadoo
> >>anan horey waligeed Kismaayo ku sheegan (wax), inuu
dhibaato ku
keenaayo heshiiskii horey u dhexmaray Raxan-weyn iyo Mareexaan 1994kii.
> >>Aragtidaydaas ah in xiriir kasta ee siyaasadeed uu ka xoog
badan
yahay kan qabiilku.
> >>
> >>Waxaa caddeyn u noqotay markii wixii Harti ahaa Maamulka
Carta
> >>ku jiray ay taageereen weerarka Moorgan ee Kismaayo.
> >>Waxaan qabaa in ay intaas ku filan tahay caddeyn ahaan
inayan
> >>suurtagal xagayga ka ahayn inaan dagaal Mareexaan lagu
weerarayo oo
qabiil kale oo Soomaaliyeed ah aan ka qayb qaato ama raalli ka noqdo.
>>
> >>Kaddib fashilkii Moorgan iyo xulafadiisii ka soo qabsaday
> >>Kismaayo waxbaa isbedelay. Waxyaabaha isbedelay waxaa ka
mid ah in
> >>figraddeydii hore ee ku saabsaneyd in Kismayo aanan marna
xal
dagaal ku salaysan lala aadin, ee loo baahan yahay in khilaafka ka
taagan lagu xalliyo wada aajood shir nabadeed oo dhex mara dhammaan
dadka deegaankaas wax ku leh.
> >>
> >>Waxaa fashilkana la kulmay dhicidda dowlad
goboleedkaPuntland ee
> uu Cabdullahi Yuusuf ka ahaa Madaxweynaha. Intaan ka warhayo wuxuu
hadda joogaa Kaalkacyo mana aqoonsana shirka Garoowe laga bilaabay oo
ay qoladii meesha ka qabsatay dooneyso inay dowlad kale ku dhisaan
qolada Garoowe ku shireyso waa u socon la' yahay shirku wakhti badanna
waa ku qaatay lamana hubo inuu guul ku dhammaanayo.C/llahi Yuusuf wuxuu
rumaysan yahay inuu isagu yahay madaxweynaha Puntland, wuxuuna
diyaarsanayaa ciidan uu kula noqdo Garoowe iyo Boosaaso.Odeyga C/llahi
ah waxaa ka go'an inuu ama ku soo noqdo meeshiisii ama uu ku dhinto.
> >>
> >>Wuxuu kaloo fashilkaas sababay burburka iyo kala daadashada
RRA
> >>ciidamadeeda, wixii dagaalka ka soo noqdayna toos ayey
guryahoodii
u kala aadeen.
> >>
> >>wararka naga soo gaaraya dhinacaas waxaa ka mid ah in RRA
madaxdoodii iyo Odayaal dhaqameedka Raxan-weyn ama malaaqyadooda ay
Baydhabo meel agteeda ah oo la yiraahdo Habarre ay shir ku yeesheen
kuna soo gaareen go'aamadaan ay ka mid yihiin:-
> >>
> >> 1. In 3 bilood gudahood la qabto shirweyne lugu soo doorto
> >>Guddoomiye iyo ku-xigeenno RRA oo aanan ahayn kuwa hadda
ah. > >>
> >> 2. Inaan wax dagaal ah loo dirin ciidan RRA ah, wixii ka
baxsan
> >>difaaca deegaankooda.
> >> 3. In layska ilaaliyo wax kasta oo keeni kara isku dhac
> >>beelaha Raxan-weyn iyo darisyadeeda.>>
> >>
> >>Degmooyinka Gedo ee Buurdhuubo, Baardheereiyo G/haarey
waxaa
> >>raadiyaha
> >>kala soo xariiray odayaasha iyo maamulka Qansax-dheere,
Ufurow
> >>iyo
> >>diinsoor, dhammaantoodna waxay u sheegeen inayan mar danbe
dhici
> >>doonin.
> >>Haddii awood ka badan ay ku khasabtana ay soo sheegayaan.
> >>Inkastoo aanan Moorgan wax xiriir ah wada yeelanin sidaan
> >>Addis-ababa
> >>ugu soo kala tagnay, dagaalka ka hor waxaan isla meel
dhignay
> >>dowladda
> >>Itoobiya in labada dhinac lagu kala xaddido meelihii ay
kala
> >>joogeen wixii
> >>ka horreeyey maalintii uu dagaalku bilowday oo ahayd
26/07/2001,
> >>markaasoo
> >>ay kala joogeen Bu'aale iyo yaaq-Baraawe.
> >>
> >>Waxaa kale oo aan isla afgarannay inaan anigu la hadlo
madaxda
> >>isbahaysiga
> >>Dooxada Jubba, una soo jeediyo in annagoo Mareexaan ah aan
shir
> >>ku
> >>yeelanno B/dheere, kana wada hadalno sidii looga hortagi
lahaa
> >>dagaal danbe.
>>Waan wada xiriirray Axmed Warsame iyo Barre Aadan Shire,
wayna
> >>oggolaadeen figradaas. Dabcan difaacooda iyo heeganimadooda
> waxay ahaaneysaa mar walba heerka ugu sarreeya wax kastoo
dhaca.> >
> >>Dowladda Itoobiya dib ayaan jawaab ugu celiyey, iyadaana
> >>isu-xilsaartay in muddadaas ayan ka imaan wax dhibaato ah
xagga
Moorgan.
> >>
> >>Waxaa halkan Beled-xaawo, ka jiray dagaal sokeeye oo laba
> beelood ku dhexmaray miyiga, intaan soo noqdayna dagaalkaas soo af-
> jariddiisa ayaan ku wada howlanayn. Hadda, nasiib wanaag waan ku
guuleysanannay, waxaanna u kala saxiixnay 18 iyo 18 nabadoon oo kala ah
Cali-Maxamed iyo Howrar-same heshiis nabadeed.
> >>Walaalayaal,
> >>qabiilooyinka waaweyn ee Soomaaliyeed, markii laga reebo
> >>Mareexaan, si kastoo ay siyaasiintooda iyo taageerayaashoodu
ugu
kala jiraan xulufooyin iska soo horjeeda ama dagaal ka dhexeeyo, waxay
leeyihiin dano iyo ujeeddooyin qabiil oo ay ka midaysan yihiin, waxaa
tusaale yar ku filan siduu Mareexaan uga qayb galay Shirkii Carta iyo
sida loogu qiime dilay.
> >>
> >>Gabagabo :-
> >>Waxaan ku talo jirnnaa inaan dhawaan shir ballaaran ku
qabanno
> >>Baar-dheere,iyadoo ay ka soo qayb galayaan Madaxda iyo
Waxgaradka
Mareexaan ee Kismaayo.
> >>Shirkaas waxaan jeclahay inaan iskula meel dhigno waxa ay tahay
> >>danta iyo badbaadada Mareexaan, haddii uu joogo Gedo, Kismaayo
ama
> >>Galgaduud iyo sida looga hortagi lahaa dagaal danbe ee Kismaayo
lagu soo weeraro, iyadoo loosoo adeegsado awood aad uga xoog weyn wuxuu
iska difaaci karo hal qabiil.
> >>Dabcan, haddii lugu guuleysto arrintaas, waxaa loo gudbi doonaa
> >>dhisme maamul goboleed Gedo, iyo shirarka looga hadlayo heshiis
> nabadeed ee ka dhaqan gala Kismaayo iyo Jubbooyinka.
> >>Waxaan idiin ka baahan nahay inaad gacan nagu siisaan sidii uu
> >>shirkaas noogu qabsoomi lahaa, gaar ahaan xagga dhaqaalaha
shirka
lagu wadayo oo aan ka yaraaneyn 30 ilaa 40 kun US Dollar, kuna aadan
qaybta danbe ee Oktoobar 2001.
> >>Waxaan kaloo u baahan nahay talooyinkiinna iyo ninkii awooda
> inuu nagala soo qaybgalo howlaha.
> >>Ogaada in dhaqaalaha aad nagu soo caawisaan uusan ka muhiimad
> >>yareyn kan aad ku caawineysaan difaaca Kismaayo iyo degaankii
colaadi ka jirto.
> >>
> >>Cabdirisaaq Isaaq Biixi
> >>Guddoomiyaha SNF.
[Column]