Warsidaha
Puntland
Tirsi
78
Garoowe
– Khamiis 1 Febraayo 2001
T U S M A D A
MADAXWEYNAHA DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND OO KU SOO AADDAN DALKA
MADAXWEYNE
KU-XIGEENKA OO CADDEEYEY VISA-BIXINTA PUNTLAND
MADAXWEYNE KU- XIGEENKA OO SHAHAADOOYIN GUDDOONSIIYAY
WASIIRKA ISKAASHIGA CAALAMIGA IYO QORSHAYNTA OO QALAB
XAFIIS KA GUDDOOMAY UNDP
MR.
STEPHEN FOUND IN THE MUD
SIDAY ANIGA ILA TAHAY (Prof. I.M Lewis)
KULANKII CALI KHALIIF IYO ISLAAN MAXAMED
GAROOWE OO MAGAALO CAALAMI AH ISU HABEYNAYSA
THE SECRETARY GENERAL OF THE UN IS LOST IN CONFUSION (2ND PART) BOSASO AYAA MUQDISHO U AH DEKED
HORYAALADA PUNTLAND EE SANADKII 2000
WAXAY YIRAAHDEEN
DOODDII BAARLAMAANKA BUSHASHKA
AFKEENNU WAA ISU AMMAANNE
ADAXWEYNAHA
DAWLAD GOBOLEEDKA PUNTLAND OO KU SOO AADDAN DALKA
Madaxweynaha
Dawlad Goboleedka Puntland Mudane, C/laahi Yuusuf Axmed, ka dib markii uu goobjoog ahaan
uga qaybgalay shirkii Ceelberde….
Ka
dib markii uu kulammo kala duwan Addis-Ababa kula yeeshay Madaxda Ethiopia iyo
Diplomasiyiin dalal kale u fadhiya Addis-Ababa, ayaa waxaa la sheegay in uu Puntland ku
soo aaddan yahay maalmaha ugu soo horreeya bisha Febrayo.
WAREEGTO
UU SOO SAARAY MADAXWEYNE- -KU- XIGEENKA
Wareegto
Madaxweyne ku- xige-enka Dawlad Goboleedka Puntland oo ah ku-simaha Madaxweynaha wuxuu
23-01-2001 soo saaray wareegto uu kagaga hadlayay cidda bixinaysa Fisada ama dal ku galka.
Wareegtadaan
oo sumadeedu ahayd XMKX/DPS/1001/2001, oo ku socotay dhammaan Wasaaradaha Dawladda
Puntland, Taliska Ciidanka Booliiska iyo dhammaan Hay’adaha Madaxa Banaan ee
Madaxtooyada Dawlad Goboleedka Puntland ayaa u qornayd sidatan:-
UJEEDDO:-
BIXINTA FISADA DALKA LAGU SOO GALAYO (VISAS ISSUE)
Shirkii
Golaha Wasiiradda ee 15/01/2001, wuxuu go’aamiyey in Fisada dalka lagu soo galayo ay
bixiso Taliska Ciidanka Booliiska, qaybta Socdaalka (Immigration Department) ee Gobol
walba.
Iyadoo
marka hore dadka Hay’adaha Caalamiga ah ka socda soo marayaan Wasaaradda Iskaashiga
Caalamiga iyo Qorshaynta.
Ganacsatada
shisheeyaha ahi waxay si toos ah ula xiriirayaan Qaybta Socdaalka (Immigration department)
ee Ciidanka Booliiska ee Gobollada Puntland, hadba Gobolka ay danaynayaan inay ku soo
degaan, iyadoo marka hore buuxinaya shuruudihii looga baahnaa.
Haddaba,
waxaa la farayaa dhammaan Madaxda ay warqadani ku socoto in ay go’aankaan u fuliyaan
sida uu yahay, laga bilaabo taariikhda Go’aanku soo baxay.
Sidoo
kale, waxaa la farayaa Qaybta socdaalka ee Booliiska in ay hawsha loo xilsaaray u fuliso si xilkasnimo iyo daacadnimo ah, iyadoo
had iyo jeer tixgelinaysa qawaaniinta iyo nidaamka u degsan Socdaalka (Immigration Laws),
kana ilaalinaysa ku xad-gudub shuruucda iyo nidaamka u degsan Dawlad Goboleedka Puntland.
Guul
Eebe iyo Hawlgal wacan
Maxamed
Cabdi Xaashi
Ku-simaha
Madaxweynaha Dawladda
MADAXWEYNE
KU- -XIGEENKA OO SHAHAADOOYIN GUDDOONSIIYAY.
Madaxweyne
ku-xigeenka Dawlad Goboleedka Puntland Mudane
Maxamed Cabdi Xaashi, ayaa habeenkii
khamiistii 25/01/2001, xarunta Gobolka Nugaal ee Garoowe, shahaadooyinkii ay mutaysteen ku
guddoonsiyay arday Mac-hadka MBP ku dhameysatay Cours-yo ah culuumta Computer-ka…
Xafladdii
shahaadooyin bixinta oo dadweyne badani ka soo qaybgalay, Madaxweyne ku xigeenka ka hor
waxaa halkaas hadallo gaagaaban ka jeediyay Maamulaha Mac-hadka MBP, Mudane Dr. C/rashiid
Cali Muuse, Guddoomiyaha Gobolka Nugaal Mudane C/laahi Xasan Faarax (Baasaweyne) iyo
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Mudane Yuusuf Macalin
Ibraahim…
Maamulaha
Mac-hadku wuxuu warbixin kooban ka bixiyay howlaha Mac-hadka…Assaaskiisii … Heerka
uumaanta joogo…. Iyo qorshayaashiisa Mustaqbalka… wuxuuna xusay in Mac-hadku….
Furuuc ku leeyahay meelo badan oo Puntland ah…. Wuxuu Dawlad Goboleedka Puntland ku
ammaanay dhiirrigelinta ay siiso Mac-hadka… wuxuuna mahadnaq u soo jeediyay Madaxdii iyo
dadweynihii xafladda ka soo qaybgalay…
Madaxweyne
ku –xigeenku hadal gaaban oo halkaas uu ka jeediyay, wuxuu ku tilmaamay ahmiyadda
Waxbarashada… kaalinta bulshada looga baahan yahay xagga waxbarashada… wuxuu u
bogaadiyay Mac-hadka MBP wuxuuna sheegay in dawladda Puntland heegan u tahay horumarinta
waxbarasha Puntland…
WASIIRKA
ISKAASHIGA CAALAMIGA IYO QORSHEYNTA OO QALAB XAFIIS KA GUDDOOMAY UNDP.
Isniin
29-01-2001 04-11-1421 PUNA-Garoowe.
Wasiirka
iskaashiga Caalamiga iyo Qorsheynta, Mudane Maxamed Xasan Nuur, ayaa saaka subaxnnimadii
xafiiskiisa, hay’adda UNDP kaga guddoomay deeq ah qalab Xafiis…. Deeqdaasi waxaa kala
lahaa Madaxtooyada Dawlad Goboleedka Puntland, Wasaaradda Iskaashiga Caalamiga ah iyo Qorsheynta ah… Wasaaradda X. Xoolaha,
Beeraha iyo Deegaanka…. Agaasinka Guud ee Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Garoowe School of
Management…. Qalabkaas oo ka koobana:-
Computer-sets-Printers-over
head projectors-printers with photo copies-flip-charts-flip papers…
Waxaa Wasiirka ku wareejisay Pat Johnson, oo ah:- Area
Programme Manager and UN-Focal-Point Puntland State…..
Mudane
Cali Xaaji Cabdulle oo ah sarkaal ka socday dhinaca Hay’adda C.B.F ee UNDP ayaa isna
kulankaan qalab wareejinta goob-joog ka ahaa….
Deeqdaasi
waa qayb ka mid ah barnaamijka CBF (Capacity Building Facilities) ee UNDP-Somalia…
BOSASO
AYAA DEKED U AH
WARSIDAHA
ayaa toddobaadkii hore Magaalada Bosaaso waraysi kula yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Bari,
Mudane Cali Ciise Cali…. Wuxuuna u dhacay sidatan:-
WARSIDAH:-
Mudane
Guddoomiye, dhoofka xoolaha ee joogsaday sidee ayaa Gobolka looga dareemay?
WARSIDAHA:-
Bosaaso
aag intee le’eg ayay deked u tahay??? Ilaa halkee???
Guddoomiyaha:-
Bosaaso
waxay deked u tahay ilaa Soomaali-galbeed, ilaa galbeedka Hargeysa…. Bosaaso ayaa deked
u ah Muqdisho waqtigan…
WARSIDAHA:-
Guddoomiye,
wada shaqaynta Hay’adaha Dawladda ee Gobolku ma wanaagsan tahay??
Guddoomiyaha:-
Aad
ayay u wanaagsan tahay…. Labadii toddobaadba hal mar ayaannu leennahay kulan guud….
Shirkaas ayaa ammuuraha Gobolka lagu wada faalleeyaa, wixii khalddanna lagu toosiyaa…
WARSIDAHA:-
Degmooyinka
Gobolka, degmadee ayaa idiinku dhib badan?
Guddoomiyaha:-
Degmooyinka
lamiga ka bayrsan, ma lihin awood aannu ku gaarno si aannu u soo kormeerno…sidaa
darteed, degmooyinka laamiga ka baxsan oo dhami nooma sahlana….
WARSIDAHA:-
Ma
idin la tahay in xildhibaannada Gobolka matilaa ay si habboon u gutaan xilka Gobolka kaga
beegan????
Guddoomiyaha:-
Xilka
Gobolka kaga beegan iyo midka qaranka kaga beeganba si habboon ayay u gutaan…. Sidaas
ayaannu qabnaa!!!
KULANKII
CALI KHALIF IYO ISLAN MAXAMED ISLAN MUUSE.
Sida
laga soo tebiyay dalka Imaaraadka Carabta, waxaa Jimcihii ina dhaafay Imaaraadda sharja ku
kulmay Prime-Ministerka kooxda Carta Cali Khaliif Galayr iyo Islan Maxamed Islan Muuse….
Goobjooggii waxay soo sheegeen Cali Khaliif Galayr oo isagu kulanka ka shaqeeyay inuu
Islan Maxamed ku yiri:- Xukuumaddayda waxaa aqoonsaday Caalamka oo dhan (Waxaa la yiri
Cali wuxuu tiriyay Hay’ado iyo Ururro badan oo uu ugu horreysiiyay UNO-ga)…
Sidaa
darteed waxaa dan inoo wada ah inay kaa hesho wadashaqayn…. Waxaa la soo sheegay hadalka
Cali Khaliif oo nuxurkiisu kaas ahaa in Islan Maxamed ka siiyay Jawaab nuxurkeedu ahaa:-
Dawladdaadu intaa aad sheegtay oo dhan haddii ay aqoonsigoodii haysato muxuu Islan Maxamed
kala maqan yahay??? Ummadda Soomaaliyeed horay wax ayay u wada dhisatay oo wax bay isku
darsatay…. Wixiiina gadaashan danbe ayaa la isku dulmiyay oo la kala sheegtay…. Waana
burbureen…. Haddii hadda wax la wadaagayo, ma noqonkaraan wax cid gaar ahi dhisatay ee
waa inay noqdaan wax si xaq ah loo wadaago oo la wada, dhistay…
Cid
walibana waa inay wax u dhisan oo la garan-karo xadkooda iyo xeerkooda goobta la
timaaddaa!!! Xaqbaa la kala dhacay oo la kala haystaa… dhul, dhismo iyo hanti kale oo
badan… dawladdaadu ma tahay dadku waxaa uu dhaca iyo xoogga ku kala haysto, mid u kala
qaadikarta oo u kala celinkarta??? Dhul, dhismo iyo hanti kaleba???!!!
Mase
waxaad noogu yeeraysaa Muqdisho kaalaya oo nimanka haysta guryihiinnii iyaga ka
kiraysta???!!! Annagu waxaa aannu dhisannay wax aan la garanayn u tuurimaynno!!!
GAROOWE
OO MAGAALO CAALAMI AH ISU HABEYNAYSA.
Assalba
war wuxuu agyaal dawlad, urur iyo maalqabeen helitaan maal Cusub sahan ugu jira….
Saddexdaasiba
waxay ku shaqeeyaan mabda’a ah:- war la helyaaba talo la helel….
Waxaa
dhowaan magaalada Garoowe laga dareemay inay si joogto ah oo taxane ah ay uga dhismayaan
fillooyin Casri ah iyo Hoteello waa weyni… Soomaaliga isku dayaa ama baayacaa inuu
fillooyinkaas cusub mid kiraystaa, mulkiileyaasha kama helo jawaab cad oo qancisa…. Dur iyo daabac midna…..
Xaqiiqadii
waxay noqotay, maalqabeen ku waxay ogaadeen in Hay’aado badani u soo ruqaansanayaan oo
soo degayaan dhowaan caasimadda Puntland…. Oo waxay qorshaynayaan guryihii ay ka kirayn
lahaayeen… baabuurtii ay ka kirayn lahaayeen…. Arrintaas markii WARSIDUHU u kuurgalay
waxaa lagu yiri:- Mowjaddan adeeg-diyaarinta ah waxaa abuuray wufuud UN-ku dhowaan sahan
ahaan ugu diray Muqdisho…. oo ku soo warcelisay:- waqtiga Muqdisho la aadaa ama
xafiisyada UN-ka la geeyaa waa fogyahay…
Waxaa
kale oo WARSIDAHA farta loogu fiiqay aqoonyahannada
iyana
cilmigoodii soofaha iyo lisinka marinaya…. Hadal iyo dhammaantii waxay u egtahay inuu
dhowaan Garoowe ka abuurmmiddoono waxa loo yaqaan:- ((Diplomatic Area))
WAXAY
YIRAAHDEEN
1. <<Ismaaciil
Cumar Geelle ayaa toos iigu yiri:- Soomaaliya waxaa xukumaya Ciddii dagaalkii sokeeye ku
adkaatay>> C/laahi Yuusuf Axmed Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland 01/01/2001
Garoowe…
2. <<….
Waxaa nala soo xidhiidhay Safiirka Djibouti u fadhiya UN-ta Col-haye oo Nagula taliyay
inaannu nimaadno Maraykanka oo la hadallo Golaha Ammaanka oo aannu u sheegno waxa noo
qabsoomay, waxa noo hadhay iyo sida ay wax-noola qaban-karaan>> Prime-Minister-ka
Carta Cali Khaliif Galayr Washington 08/01/2001.
3. <<
Shirka…. Baydhabo wuxuu ku abuuray Kismayo kuwa xoogga ku haysta walaac welwel iyo
baqdin iyagoo u qaatay in loogu tashanayo mar haddii ay haystaan deegaan ay qaxooti ka
badeen dadkii lahaa>> KAAHA
BARI BOSASO 26/01/2001
4. <<
Deerow…Ururka iyo ummadda yauu khiyaamay>> kornayl Xasan Maxamed (Shaati Gaduud)
Rabdhuurre 06/01/2001.
5. <<Waxaan
Warbixin siiyay Guddoomiyaha Golaha Guud ee Qarammada Midoobay (Danjiraha Singabuur) oo ah
nin ay aad saaxiib u yihiin safiirka Djibouti ee UN-ta Col-haye>> Cali Khaliif
Galayr Prim-Minister-ka Carta Washington
08/01/2001.
6. <<
Damaca Hiiraale iyo kooxdiisa wuxuu ku salaysanyahay dulmi mana guulaysan doono,
Kismaayana waxay gacantooda ku soo laabanaysaa dadkii lahaa>> KAAHA
BARI BOSAASO
26/01/2001.
7. <<Ma
aha inaynnu sugno inta meesha nalooku imanayo>> mid ka mid ah Wasiirrada-Carta
(Yoolka Nolosha 23/01/2001 Bosaso.
8. <<Xukun
qaybsan (Federal) ayaa lagu badbaadi karaa>> C/laahi Yuusuf Axmed, Madaxweynaha
Puntland 01/01/2001 Garoowe
WARSIDAHA
WAXAA CEELALYO
U AH:-
1. Axmed Sheekh
Jaamac.
WAXAA QORA:-
2. Tifaftire:- Cabdi Bashiir
Xaaji Maxamuud.
3. Kaaliye
Tifaftire:- Yaasiin
Aadan Rooble
4. Qoraa:- Faarax
Yuusuf Nuur (K.K)
5. Computer
Operator:- Maxamuud
C/laahi X. Xuseen (Alakis).
Arbaco kasta
ayuu ka soo baxaa Madbacada N.P.C-Garoowe
Tel.
252-944-2600
MR.
STEPHEN FOUND IN THE MUD.
<<Mr
David Stephen’s press release on Somalia (11 January 2001) lacks serious analysis of the
current political dynamics of the Country. Progress has been made in Somalia, he claims.
Yes, indeed. But hardly as a result of UN initiative, and particularly not due to the Arta
peace process.
As
Mr Stephen (the UN Secretary General’s Special Representative) neglects to mention, but
as everyone with any familiarity with the actual situation knows, the greatest progress in
rebuilding civil society has been achieved in the breakaway Republic of Somaliland and in
locally autonomous state of Puntland. In these two cases, standards of social service
provision and of representive government, though by no means perfect, far exceed what was
achieved under the repressive dictatorship of General Mohamed Siyad Barre (in which the
leader of the Arta faction served) and are to some extent superior even to that of earlier
civilian regimes (which I knew well).
We
live in an erea of liberation and self-determination where such spontaneous local
achievements should be cherished and encouraged,
particularly,
one would expect, by the international community. Whatever May have been acceptable in the
colonial period, it is not the business, of any UN offical, to make judgements which, in
effect, dictate to Somalis how they should identify or govern themselves. At least the EU
had the good sense to seek to build upon the local Somali political units, which are now
forming spotneouslyrather then to foster grandiose efforts to re-impose an archaic
colonial structure that failed conspicuously to deliver
‘good government’ in the past. All those who have the interests of the Somali
people at heart (and by no means all Somaliland and Puntland has been achieved and how
their successes might be reokucated ub tge troubled south. By the same in patronizingly
urging northern leader to recognize Abdulqasim he might be in a position to make a more
useful contribution tgo Somali affairs.
Far
from being ‘based on the clan elders’ as Mr Stephen blandly states, the ‘Arta
process in Djibouti’ embraced a wide range of participants including a number of
notorious warlords and even ‘street boys’ recruited from Djibouti town to swell the
numbers. Many genuine
leaders
and representatives, including those in Somaliland and Puntland (where the local elders
have actually played a crucial role in peace-making and governement)-as, which, therefore,
cannot obviously be decribed as nationally inclusive. This, naturally, restricts the
validkity of any decision taken in Arta conference outcome, the self-styled
‘transitional national government’ is consequently, a tenuous minority enterprise,
very far from enjoying the degree of national support inside Somalia knows, Mr
Abdulqasim’s governemt’s is indeed so unwelcome in Mogadhishu that, despite the
assistance of some of his local business cronies, its is hardly surprising that,
consequently, despite the assistance of some of his local business cronies, its members
have to shelter like prisoners in heavily guarded hotel. They cannot even utilize the
clan’s Habar Ghidir airport outside the city without expensive militia escorts. It there
should be a steady seepage of his assemblymen, and even some ministers, defecting to their
home regions or elsewhere. Who can blame them?>> I.M.
LEWIS London School of Economics.
CONTINUES
SIDA
AY ANIGA ILA TAHAY
(I.M.Lewis)
London School of Economics
18
January 2001
Hadalka
Professor I.M.Lewis ee afka Engiriiska ku qoran, ayaannu xubno ka mid ah halkan ku soo
bandhigaynnaa iyagoo Af-Somali ah… Professor-ku wuxuu yiri:-
<<Mr.
David Stephen war saxaafadeedkii ku saabsanaa Somaliya ee uu sii daayay (11 January 2001)
waxaa ka dhinnaa faham dhab ah oo loo yeesho qaabka ay u socdaan siyaasadaha xilliyadan ee
dalkaas…. Wuxuu yiri waxbaa ka hagaagay
Soomaaliya…. Waa runtiis… laakiin horumarkaasi sna ugaama dhalan wax-qabad ka yimid
xagga UN-ka … inuu shirkii <<nabad-raadintee Carta>> ka dhashayna, iyada
taana daaba… Mr. Stephen (Isagoo mesha ka ah wakiilka xog-hayaha Guud) waxaa ka hoostay
inuu xusso, arrin cid walba oo xaaladda dhabta ah xog-ogaal u ahi garanayso, taassoo ah,
horumarka ugu weyn ee laga gaaray dhinaca
dib-u-dhiska bulshada rayidka meelaha lagaga guuleystay inay yihiin jamhuuriyadda
Somaliland ee goosatay iyo ismaamulka Madaxa Banaan ee Dawlad Goboleedka Puntland labadaas
meelood, heerka ay gaareen mihnadaha adeegga bulshadu iyo maamulka dadku soo doortay,
inkastoo aynnaan ku tilmaami Karin mid ma-dhaafaan ah, haddana waa heer in badan ka
sarreeya wixii la gaaray waqtigii xukunkii ahaa caburiyaha diktaatooriga ah ee General
Maxamed Siyad Barre hogaamiyeyaasha kooxda Carta adegayaal ka ahaayeen), isla markaasna
heerka labadas qaybood ay gaareen wuu ka sarreeyaa xataa nadaamku rayidka ahaayeen askarta
ka horreeeyey (oo anigu aan aqoon aad ah u lahaa)…. Waxaynnu ku jirnaa xilli loo
halgamayo xorriyad iyo ayaa ka talin oo ay waajib tahay guulaha labadaas qaybood gaareen
in lagu fara-adaygu lana dhirrigeliyo… iyadoo weliba arrintaas si gaar ah looga filayo
bulshada Caalamiga ah… waqtigii isticmaarka maxaa la oggolaankaray marka barbar la iska
dhigo, ma aha shaqada sarkaal UN-ka ka tirsan inuu isagu sameeyo go’aammo biya-dhacoodu
yahay in Soomaalida loo yeeriyo waxa ay noqonayaan iyo qaabka ay issu xukumayaan midowga
Yurub wuu leeyahay garasho ugu filan inuu doorto inuu kobciyo unugyada siyaasadeed ee
Soomaaliyeed ee iyagu iskood isku dhisaya, taasoo ka fiican inuu awood ballaaran iska
lumiyo dib-u-soo celinta nadaamkii gaboobay ee isticmaarka oo isagu horeba ugu
guuldaraystay inuu dhaliyo nadaam xukun oo hogaagsan…. cid kasta oo danayneysaa arrimaha
dadka Soomaaliyeed, qalbisamina u haysaa (Waa hubaal inaan la oran karin siyaassiyiinta
Soomaaliy-eed oo dhan ayaa ciddaasi waa inay ku dadaashaa inay fahamto horumarka
Somaliland iyo Puntland gaareen iyo sidii guulahaas koonfurta Soomaal-iya ee dhibaataysani
ay ugu dayan lahayd…. Waa lama huraan inaynnu sheegno, safiirka talyaanigu meesha uu
madaxda woqooyiga kula haliilayo Cabdulqaasim aqoonsada, haddii uu waqti ku habboon siin
lahaa inuu fahmo guulaha ay labadaas meelood gaareen, wax-uun ayuu ku biirin arrimaha
Soomaalida…. Mr. Stephen isagoo cid ku sabanaya wuxuu yiri shirkii <<Nabadraadinta
Carta>> waxaa saldhig u ahaa odayada qabaa’ilka… arrintu aad ayay sidaas uga
fogeyd oo shirkaas waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ahaa burcaddii caanka ahayd iyo
welba ciyaala-suuq laga soo ururiyay magaalada Djibouti.
Waxaa
shirkaas qaaddacay Madax-kooxeedyo Muqdisho ah iyo Madax-dhaqameeyadii runta ahaa ee
Somaliland iyo Puntland oo ah kuwa iyagu labadaas meelood nabaddana u adkeeyay Maamullada
u dhisanna u hirgeliyay…. Sidaa darteed shirkaas laguma tilmaami-karo mid somalidu u
dhameyd… taasina shirka Carta waxay ka dhigaysaa mid maran… go’aan kasta oo ka soo
baxa shirkaas ama ka dhasha wixii uu isagu dhalay, wuxuu noqonayaa mid aan sharci ahayn…
Waxaa
Carta ka dhashay oo ah kooxda isku magacowday <<Xukuumadda ku meel-gaarka ah>>
waa mashruuc in yari wadato oo ka qaawan kalsoonida shacabka Soomaaliyeed …. Arrintaas
oo ka duwan sida Stephen uu sheegay…. Isla markaasna aan helayn taageerada bulshada
caalamiga ah ee wakiilka gaarka ahi, ku marin habaabinayo war bixinihiisa…. Soomali
kastaa wuu ogyahay xukuumadda Cabdulqaasim sheeganayo in aan laga rabin Muqdisho iyo in
Muqdisho loogu ilaaliyo sidii maxaabbiis oo kale…>>
LA
SOCO TIRSIGA DAMBE
The Cover of International Legitimacy and the Potential Danger of the 'Arta Faction' in Mogadisho.
( Is Mr. Kofi Anan (UN) offering the Cover of International Legitimacy to the 'Arta Faction' in Mogadisho?Will the Arta Faction use this Cover to Suffocate the Emerging Democratic Regional Authorities in Somalia?)
By Ali A.Jama - jama@somaliawatch.org
The General-Secretary of the United Nations Mr. Kofi Anan issued a comprehensive 16-page Report ( S/1999/882 ) on 16th of Aug 1999. In the Report, the General secretary described, in detail, the political and the security situations in different parts of the country. He acknowledged that peace and governance is returning, albeit slowly, to many parts of the country (Para 67,"....approximately half of the Somali territory is peaceful."). He also acknowledged the significance of some parts of the country as potential constituent elements of any future Somalia (Para 17," ..with Puntland joining hands with Somaliland the first step could be taken towards the resuscitation of Somalia".) The General Secretary went on to acknowledge the fact that the building block approach was the way to reconstitute Somalia (paragraph 39,".......supportive of the IGAD "building Block" approach as the way forward in Somalia".)
In summary the thrust of Mr.. Kofi Anan's 1999 Report was to establish that :The General Secretary of the United Nations Mr.Kofi Anan issued another 5-page Report ( Assistance for humanitarian relief and the economic and social rehabilitation of Somalia, dated 7 December 2000) which, in essence, is a contradiction of sorts to his 1999 Report. Instead of building on the achievements he so eloquently described in 1999, he goes haywire and makes a passionate plea for the new UN/Djibouti-created Arta Faction in Mogadishu. There is no logical link between what the Honorable General Secretary told the World in 1999 and what he is telling the World in 2000.
In summary the General Secretary, in his 2000 Report:
These statements by the General Secretary are read by many analysts as an implicit threat of offering international legitimacy and cover to the Arta Faction to stifle out and suffocate the peaceful areas of the country that have democratically elected governments. If so, it is a serious misjudgment on the part of the chief administrator of the World Body.
Mr Anan's Report is also contains many conflicting signals, indicative of the typically confused stand the World Body has on the Somali Issues. How do these apparently threatening statement fit in with the earlier statements made in the document, "...the Somali people have the primary responsibility for their own development and for the sustainability of rehabilitation and reconstruction assistance programs...", ....".... and the importance it (United Nations) attaches to the creation of workable arrangements for collaboration between the United Nations system and its partner organizations and their Somali counterparts for the effective execution of rehabilitation and development activities in those parts of the country in which peace and security prevail...."
What is the Honorable General Secretary want the Puntland, Somaliland and South West states to do? Does the General Secretary know that the civil society in these "states" have executed their 'primary responsibilities' to establish law and order and governance. How does the Honorable Gen Secretary define a grassroots civil movement that collectively establishes governance structures for the common good of the concerned citizens in their particular areas? And all this without the involvement of the UN machinery and Aid organizations!! A lot of people would recognize these collective endeavors as the basis of good Governance. These were how the Somaliland and Puntland administrations were created in 1991 and 1998 respectively. The General Secretary refuses to make any direct reference to these great democratic exercises. On the contrary he makes a passionate plea for the new UN/Djibouti-created Arta Faction in Mogadishu, and asks the subordination of the democratically elected administrations to this new faction!
The General Secretary is impatient with the lack of central administrative structures in Somalia for so long, a situation he and many others see as out of line with the present World Order, an anomaly that should be stopped. In this rush 'to produce a government for Somalia at any cost' the General Secretary threw out of the window his stated 1999 position and embraced the Arta(Djibouti) process. What came out of Arta (the Arta Faction) is, however, a throwback to the failed,repressive, centralized governance structure that led to the failure of the Somali State in 1991. The Conference outcome is also reversal of the positions and intentions of the World Community as articulated by the General Secretary himself in his 1999 Report. Many have hoped to see the reinforcement of the "building Block" and peace dividend approach where clearly the Recovery Zones in the North and other peaceful areas would be the corner blocks on which the rest of the country would be pulled up to reconstitute the nation again.
The General Secretary and the international community should try to put the Somali issue in its proper historical perspective to understand the under-lying root causes of the Somali crises. A new Somalia has been taking shape for some years now. The country has been experiencing a process of re-birth, constructing a new nation from scratch, and from the bottom up. This evolutionary process should be left to take its natural course. The communities in the Northern Recovery Zones, where governance structures based on the participation of the local people at the grassroots level have been set up, are spearheading the changes. Normal government institutions are slowly , but surely taking hold in these communities. The confused actions of the international community have so far been directed at stopping or slowing down this evolutionary processes by proposing all sorts of unworkable solutions to the Somali Crises.
The much-hailed UN-sponsored Arta (Djibouti) Process may not be any different from the 12 previous attempts that failed. It is possible, indeed probable, that the Arta Faction in Mogadishu would destabilize the Recovery Zones in the North without really achieving peace and governance in the troubled areas of the country.
The confused actions of the international community, are only serving to perpetuate the civil conflict of Somalia. The international community can only help if it will accept that the Somali crises have to be solved by the Somalis themselves.
Mr.
Anan’s Report also contains many conflicting signals, indicative of the typically
confused stand the World Body has on the Somal issues. How do these apparently threatening
statement fit in with the earlier statement made in the document…the Somali people have
the primary responsibility of their own development and for the sustainabilitation and
reconstruction assistance arrangements for collaboration between the United Nations system
and its partner organizations a those parts of the country in which peace and security
prevail….”
What
is the Honorable General Secretary want the Puntland, Somaliland and South West states.
The
General secretary is impatient with the lack of central administrative structures in
Somalia for long, a situation he and many other see as out line with the present World
Order, and anomaly the should be stopped. In this rush to produce a gocernment for Somalia
at any cost’ the General Secretary threw out of the window his stated 1999position and
embraced the Arta (Djibouti) process what came out of Arta (The Arta Faction) is, however
a throwback to the failed, repressive, centrali governance structure that led to the
failure of the Somali State in 1991. the Conference outcome is also reversal of the
postions and intentions of the World Community as articulated by the General Secretary
himself in his 1999 Report. Many have hoped to see the reiforcement of the “building
Block” and peace dividend approach where clearly the Recovery Zones in the North and
other peace areas would be the corner blocks on which the rest of the country would be
pulled up to reconstitute the nation again.
The
General Secretary and the international community should try the Somali issue in its prop
historical perspective to understand the under-lying root causes of the Somali crises. A
new Somalia has been taking shape for some years now. The country has been experiencing a
process of re-birth, constructing a new nation from scratch, and from the bottm up. This
evolutionary process should be left to take its natural course. The communities in the
Northern Rcovery Zones, where governance structures base on the particpation of the local
people at the grassroots level have been set up, are spearheading the changes. Normal
government institutions are slowly but surely taking hold in these communities. The
confuse actions of the international community have so far been directed at stopping or
slowing down this evolutionary processes by proposing all sort of unworkable solution to
the Somali Crises
The
much-hailed UN-sponsored Arta (Djibouti) Process may not be any different from 12
previattempts that failed. It is possible, indeed probable, that the Arta Faction in
Mogadishu would distablize the Revovery Zones in the North without really achieving peace
and governance in the troubled areas of the country.
The
confused actions of the international community, are only serving to perpetuate the civil
conflict Somalia. The international community can only help if it will accept that the
Somali crises have to be solved by the Somalis themselves.
Ended
DOODDII
BARLAMAANKA BUSHASHKA
Bushashka
lagu qayilo, mid waliba inta macaamiisha u ah ee kuwada qayisha ayuu u yahay
gole-barlamaanka wax waliba lagaga doodo…WARSIDAHA ayaa toddobaadkan dhegesytay mid ka
mid ah… waana tan dooddii uu dhegeystay:-
KII
HORE:- Ma
maqasheen kii ina Salaad-Boy ahaa inuu shirkii Madaxweyneyaasha dalalka Afrika ee afka
faransiiska ku hadla, mar keliya mudh ku soo yiri!!! Markuu arkay iyagoo yaabsan oo wada
eegayana uu ku yiri!!!! Waxaan ahay Cabdulqaasim Salaad!!! Miyaydaan maqlin inaan ahay
Madaxweynaha Soomaaliya!!!???.
KII
HORE:- Waxaa
la yiri:- nimaankii Faransiiska ahaa ee qaabbilsanaa shirka kala nadaamintiisa, mid ka mid
ahaa ayaa meel agtiisa ah oo baarka ku dhow, kursi u soo dhigay, shaahna ula soo orday!!!!
KII
2AAD:- Waxaan
ka baqayaa maalinta dambe in la arko isagoo shirka dalalka koonfurta Asia (Pacific-ga)
dhex taagan!!!.
KII
3AAD:- War
waa ninkii intuu Muqdisho salaaddii iiddii dadkii hor-dhigtay ugu khudbeeyay:- Ma
arkayseen sidaan idiin tujiyay??? Ogaada anigu waxaan ahay Madaxweynihii Soomaaliyeed ee
ugu horreeyay ee ciddda dadka Tujiyay!!!!
KII
4AAD:- Ma
maqasheen Idaacadaha waxa Amerika ka dhacay???!!! Waxaa la yiri, markii Reer Clinton, Reer
Bush ku wareejiyeen diyaaraddii Madaxtooyada ayaa alaabtii jikada diyaaradda qayb dhan oo
qaali ahayd la tebey oo la waayey!!!!
KII
5AAD:- Taasi
la yaab miyay leedahay!!!! Innaba badhasaabka la beddelay mar kuu guriga dawladda ka
gurayo, haweenaydiisu alaabta dawladda qaar faraha way ku sii laabi jirtee!!!!
KII
4AAD:- War
dadku meeluu joogaba waa isla dad!!!
AFKEENNU
WAA ISU AMMAANE
DIIDANE:-
Kaalay
Talyaanigu muxuu Soomaaliya kaga warwareegayaa haddii Afkiisiina la tuurayoo, Soomaaliya
dhammaanteed qadatay Afka Engiriiisiga??? Oo xataa riyaha Muqlataagtaag daaqayaa dhexdooda
af-Engiriisi lagu akhrisanayo???!!!
DHUXDHUXLE:-
Haddee
waxay ila tahay Talyaanigu isna waa koox ka mid ah kooxaha xukunka Soomaaliya ku
hardamaya!!! Afkeennu waa isu ammaane!!!
HORYAALLADA PUNTLAND EE SANNADKII 2000 - Who is Who in PL
MOWDUUCA
MAGACA HORYAALKA
SABABTA
1. Ku
dhaadashada:-
Islan Maxamed Islaan Muuse
Puntland ayuu u noqday tiir-
2. Waddaniyadda:-
Garaad Saleebaan Garad Max’ed
u feejignaanta danaha
3. Macallinka:-
Siciid Cismaan Aadan
(Physics & Maths Dugsiga sare
Sifooyinka Macallinka Xilkaska
ee Bosaso)
ah.
4. Takhtarka:-
Dr. Axmed X. Abshir (Waraabe) Xilgudasho iyo
ka-badan.
5. Suugaanta :-
Abwaan C/risaaq Aw-Cali Axmed
Maansada Galiilyo….
(Suufi)
6. Maamulka Sportiga:- Marxuum
Inj. Siciid
Max’ed Adan
kor u qaadida Sportiga Puntland
7.
Cayaaryahanka:-
Niito:-Gobolka Bari
Guushii G/Bari uga soo hoyatay
Cayaarihii Gobollada.
8. Joornalka:-
KAAHA BARI
Waayeelnnimo iyo wiyeernnimo
9. Qoraaga:-
Maxamed Deeq C/qaadir
Qalin iyo Dawaad aan kala
qallaleyn..
10. Cilmi Baarista:-
Hay’adda PDRC
Faaqidaadda shuurcda Puntland
Waa
Mowduuc socda